Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Tababaraha kooxda Liverpool Klopp oo sheegay in Mo Salah uu yahay ciyaaryahanka ugu wanaagsan adduunka Xiligan

Sabti: October 16, 2021 Tababaraha kooxda kubadda cagta ee Liverpool, Jurgen Klopp, ayaa Maxamed Salaax ugu yeeray…

Posted in WARARKA MAANTA

Kiiskii badda: Dalalka la kala saftay Soomaaliya iyo Kenya

Sabti: October 16, 2021 Inkasta oo lasoo gabagabeeyey kiiska Badda, Soomaaliyana ay ka guuleysatay Kenya hadana 7-badii…

Posted in WARARKA MAANTA

Qasaaraha ka dhashay Qaraxii B/weyne oo soo kordhaya Mas’uuliyiin uu ka mid aha Duqii Degmada Feer Feer

Sabti: October 16, 2021  Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qasaaraha ka dhashay qaraxii goor dhawayd…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax goor dhawayd ka dhcay magaalada B/weyne gaar ahaan meel u dhow saldhigga booliiska

Sabti: October 16, 2021  Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in goor dhawayd uuu ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo xafiiskiisa kulan kula qaatay Wafdigii dowladda Federaalka Soomaaliya ku matalayay kiiska Dacwada Badda

Sabti: October 16, 2021  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kulan…

Posted in WARARKA MAANTA

“Aniga iyo aabahay waxaan isku fara-saarnay goob dagaal waxaana ku kala jirnay labo ciidan oo iska soo horjeeda”

Sabti: October 16, 2021 Haweeney taliye boolis ah oo u dhalatay dalka Itoobiya ayaa BBC-da uga sheekeysay…

Posted in WARARKA MAANTA

“Haweeneey kasto oo aan dilo waxaan ku qaadanayay 3 boqol oo doolar”

Sabti: October 16, 2021 Nin qirtay inuu kufsaday saddex dumar ah ka hor inta uusan dillin ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Guriceel oo wali ka jirto cabsi laga qabo dagaal xoogan oo dhax mara ciidamada Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Sabti: October 16, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi wali…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhawaad 465,000 Carruur Ah oo Nafaqa-Daro Ku Hayso Waqooyiga Kenya

Sabti: October 16, 2021 Gobollada Waqootiga Kenya waxaa laga soo sheegaya abaar aad u daran, taas oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Pentagon -ka oo dhambaal tacsi ah iyo lacago aan la cayimin u fidisay qoyskii 10 qof oo rayid ah

Sabti: October 16, 2021 Waaxda Difaaca Mareykanka ee Pentagon -ka ayaa dhambaal tacsi ah iyo lacago aan…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya waddanka Kenya oo kulan gaar ah magaalada Nairobi kula yeeshay safiirka Thailand u fadhiya Kenya

Sabti: October 16, 2021 Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya waddanka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa kulan…

Posted in WARARKA MAANTA

Xubno ka tirsan dowladda UK oo BBC-da u sheegay in Dilka Sir David Amess loo xiray ninka heysta dhalshada Britain Soomaali ah

Sabti: October 16, 2021 Booliska UK ayaa fal argagixiso ah u aqoonsaday dilka loo geystay xildhibaan ka…