Author: QOL Contributor
Guddoomiyaha degmada Kaaraan oo ka hadlay dagaalkii millateriga dowladda ku dhex maray Gubadley
isniin: October 11, 202 Guddoomiyaha maamulka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, Ciise Maxamuud Xasan ayaa ka hadlay…
Algeria oo shuruud ku xirtay inay dib ula heshiiso Faransiiska
isniin: October 11, 2021 Madaxweynaha Algeria Abdelmadjid Tebboune ayaa Axaddii “ixtiraam buuxa” ka dalbaday Faransiiska kadib murankii…
HORMUUD SALAAM FOUNDATION oo $200,000 (LABA BOQOL KUN DOLLAR) UGU DEEQDEY DADKII LAGA SOO BARAKICYAY MAGAALADA LAASCAANOOD.
isniin: October 11, 2021 Hormuud Salaam Foundation oo ah garabka u qaabilsan gargaarka iyo horumarinta bulshada shirkadda…
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo la kulmay Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle Dabageed
isniin: October 11, 2021 Xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee shalay gaaray Magaalada Beledwyene ayaa waxaa ay…
Midowga Afrika oo sheegay in howlgalka uu hadda ka fuliyo Soomaaliya ee AMISOM loo beddelo mid QM iyo Midowga Afrika ay ku mideysan yihiin
. isniin: October 11, 2021 Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay inuu go’aansaday in howlgalka uu hadda ka…
Maamulka Somaliland ee gobolka Sanaag oo dadka aan u dhalan Gobolkaas u qabtay in ay kaga baxaan mudo 14 cisho ah
Isniin: October 11, 2021 Guddoomiye ku xigeenka gobolka Sanaag Maxamed Khaliif Nuur, ayaa ku amray dadka aan…
Midowga Murashaxiinta oo walaac ka muujiyay dib u dhaca doorashada
Isniin: October 11, 2021 Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay welwel iyo…
Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Galmudug oo la xaliyay gadoodkii ay ka sameeyeen maalmo ka hor
. Isniin: October 11, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada galkacyo ayaa sheegaya in la xaliyay gadoodkii ay…
Ciidamada Ahlu Sunna oo isaga baxay saakay guud ahaan degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan
Isniin: October 11, 2021 Wararka ka imaanaya saakay gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka ciidamada Ahlu Sunna…
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowlada oo goor dhawayd ka bilaawday deegaanka Gubadley ee Duleedka Muqdisho
Isniin: October 11, 2021 Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan dhinaca deegaanka Gubadley ayaa sheegaya…
Injineer dhanka nukliyeer ah oo ka tirsan ciidamada badda ee Mareykanka
Isniin: October 11, 2021 Injineer dhanka nukliyeer ah oo ka tirsan ciidamada badda ee Mareykanka iyo xaaskiisa…
Dagaal afka ah iyo dhoolatus milateri oo ay ku lug leeyihiin Azerbaijan, Turkey, Pakistan iyo Iran oo dhaliyey cabsi laga qabo
Isniin: October 11, 2021 Dagaal afka ah iyo dhoolatus milateri oo ay ku lug leeyihiin Azerbaijan, Turkey,…