Author: QOL Contributor
Barnaamijka bakhtiyaa-nasiibka dal ku-galka Mareykanka oo dib loo furay
Sabti: October 9, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa si rami ah u furtay barnaamijeeda bakhtiyaa-nasiibka ee fursadaha ku…
Kooxda Dawladda Islaamka oo sheegtay Mas’uuliyada Qaraxii shalay Masjidka oo ay ku dhinten 70 qof
Sabti: October 9, 2021 Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday masaajid ku yaal magaalada Kunduz ee dalka…
Dr Cabdiraxmaan Baadiyow “ khalad waye in Ahlu Sunna ay xoog ku qabsato Guriceel, ma ahan in Galmudug ay iyaduna dagaal xal u aragto.
Sabti: October 9, 2021 Guddoomiyihii hore ee guddiga qaban-qaabada shirka dib u heshiisiinta Galmudug, Dr. Cabdiraxmaan Cabdullahi…
Cabdikhadar Iimaan oo loo doortay Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Jubbaland oo lagu midaysan yahay
Sabti: October 9, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Markii ugu horeysay halkaas lagu…
Xuutiyiinta Yemen oo Xalay Weerar Gantaalo ah ku qaaday Garoon ku yaala dalka Sacuudiga
Sabti: October 9, 2021 Ugu yaraan 10 qof ayaa lagu dhaawacay weerar xalay lagu qaaday garoon diyaaradeed…
Guddiga gurmadka Koonfur Galbeed ee Gaaray Gaalkacyo oo sheegay in dadka lagu qaadi Doono Diyaarado..
Sabti: October 9, 2021 Guddiga gurmadka Koonfur Galbeed u xilsaartey dhibaatadii loo geystey dadkii laga soo barakiciyey…
Wasiir Beyle oo aaladda fogaan aragga ah kulan kula qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Bangiga Adduunka
Sabti: October 9, 2021 Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga…
Turkiga oo ka codsaday Maraykanka inuu ka iibiyo 40 diyaaradaha dagaalka ee nooca loo yaqaan F-16,
Sabti: October 9, 2021 Turkiga ayaa ka codsaday Maraykanka inuu ka iibiyo 40 diyaaradaha dagaalka ee nooca…
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen Odowa oo Kismaayo kula kulmay Madaxweynaha jubbaland Axmed Madoobe
Jimco: October 8, 2021 Taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen Odowa Yuusuf Raage iyo Madaxweynaha Maamulka jubbaland Axmed…
War deg deg ah: Ciidamada Itobiya oo Weerar ku bilaabay fariisomo ay joogaan Maleeshiyaadka TPLF
Jimco: October 8, 2021 Wararka ka imaanaya Itobiya ayaa sheegaya in Ciidamada Dowlada Itobiya, ay bilaabeen Weerar…
Aqalka Senate-ka Maraykanka oo u codeeyey kordhinta heerka deynta
Jimco: October 8, 2021 Aqalka Senate-ka ee Congresska Maraykanka ayaa ka weecday musiibo dhinaca deynta ah, ka…
Kormeeraha Guud ee Ciidamada Kenya oo sheegay in Soomaaliya la geyn doono ciidamo boolis ah
Jimco: October 8, 2021 Dowladda Kenya ayaa waddo qorshe ay ku xoojineyso joogitaankeeda Soomaaliya, iyadoo ciiddamo horleh…