Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Mid ka mid ah xaasaska ninkii 42-da sano ka dib u soo noqday qoyskiisa oo ka hadashay go’aankeeda

Isniin: September 27, 2021 Waxay ahayd 26 jir markii saygeeda, Peter Oyuka, uu kaga tagay mugdiga ama…

Posted in WARARKA MAANTA

waxaa goor dhow Muqdisho ku geeriyooday majaajiliistihii caanka ahaa ee Ajakis

Isniin: September 27, 2021 Waxaa magaalada Muqdisho goor dhawayd ispitaal ku yaala ku geeriyooday  Allaha u naxariistee…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo oo xafiiskiisa kula kulmay xubnaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka

Isniin: September 27, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kula kulmay xubnaha Guddiga Xalinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Daalibaan oo ka mamnuucday goobaha lagu jarto timaha in dadka ay garka u gaabiyaan ama ay ka xiiraan

. Isniin: September 27, 2021 Kooxda Daalibaan ayaa ka mamnuucday goobaha lagu jarto timaha ee gobolka Helmand…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Qorshaynta Jamaal oo ku eedeeyay Madaxda Puntland in ay kala hadlaan marka ay soo wacaan arimo Jufo iyo Reero Daawo.

Isniin: September 27, 2021 Wasiirka Qorshaynta xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan oo xalay su’aalo lagu weydiiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobolada Waqooyi oo dib u dhigay doorashada xubnaha Aqalka Sare

Isniin: September 27, 2021 Qoraal ka soo baxay guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Somaliland ayaa lagu shaaciyey in…

Posted in WARARKA MAANTA

Sudan oo sheegay in ay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia kusoo galeen xuduudda kala qeybisa labada dal.

isniin: September 27, 2021 Militariga Sudan ayaa sheegay in ay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo Gobolka Lamu ee waddanka Kenya, Qarax Qasaare gaystay kula eegatay ciidamo ka tirsan Kenya

isniin: September 27, 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Lamu ee waddanka Kenya, ayaa sheegaya in halkaas qarax…

Posted in WARARKA MAANTA

Fahad Yaasiin oo la wareegay xilkii lataliyaha amniga oo uu u magacaabay Farmaajo.

Axad: September 26, 2021  Agaasimii hore ee Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay wakiilka Qaramada Midoobay ee Somaliya

Axad: September 26, 2021  Waxaa maanta booqasho noogu yimi ergayga qaramada midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dadka reer Jarmal oo natiijada hordhaca u doortey Scholz inuu noqdo Ra’iisal wasaaraha dalkaasi

Axad: September 26, 2021  Hoggaamiyaha bidix dhexe ee, Olaf Scholz, ayaa u sheegay taageerayaal tiro badan oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Wasiirka Qorsheynta Jamal oo lagu Celiyay Duleedka garoowe

Axad: September 26, 2021  Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in la celiyay Kolonyo gaadiid ah…