Author: QOL Contributor
AMISOM oo saraakiil Booliis u tababartay sugida Amniga Doorashada
Jimco: September 3, 2021 Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa sheegay in 27 sarkaal oo ka…
Booliska New Zealand oo toogtay nin ay ku sheegeen inuu ahaa ‘argagixiso’
Jimco: September 3, 2021 Ra’isul Wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa xaqiijisay in boolisku ay dileen nin…
Maraykanka oo $60 bilyan ku taageeray Waddanka Ukraine
Jimco: September 3, 2021 Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa u sheegay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy in Maraykanka…
Al-Shabaab oo isku fogeysay inay wax lug ah ku leedahay dilka loo gaystay Ikraan Tahliil Faarax
Jimco: September 3, 2021 Xarakada Al-Shabaab ayaa isku fogeysay inay wax lug ah ku leedahay dilka loo…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo khadka teleefoonka kula xiriiray dhiggiisa Saldanadda Cumaan
Jimco: September 3, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa khadka teleefoonka…
Taliban oo la filayaa inay soo dhisto dowlad
Jimco: September 3, 2021 Taliban ayaa la filayaa inay soo dhisto dowlad maanta iyadoo wajaheysa cadaadis gudaha…
Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Saldhig Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ku leeyihiin Jaziiradda Kudhaa
Jimco: September 3, 2021 Dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig Ciidanka Daraawiishta DG Jubbaland ku…
Cumar Cabdirashiid oo ku baaqay in la magacaabo guddi baaritaan ku sameeyay kiiska Ikraan Tahliil
. Jimco: September 3, 2021 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ku baaqay…
Qaramada Midoobay oo ka digtay in dadka reer Afgaanistaan
Jimco: September 3, 2021 Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in dadka reer Afgaanistaan ay soo wajaheyso xaalado…
Laamaha Amniga Qoryooleey gacanta ku dhigay Nin Hilibka Waraabaha ku dhex iibinayay Gudaha Suuqa
Jimco: September 3, 2021 Wararka ka imaanaya Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada…
Turkiga iyo Qadar oo Taalibaan ka caawinaya dib u furista garoonka diyaaradaha ee Kabul
Jimco: September 3, 2021 Dowladda Qadar ayaa Khamiistii sheegtay inay kala shaqayneyso Taalibaan sidii si dhaqso ah…
Booliiska dalka Tanzania oo sheegay in ninkii Somaliga ahaa ee dadka ku laayay dalkaas uu ahaa argagixiso
Khamiis: September 2, 2021 Ninkii Soomaaliga ahaa ee toddobaadkii afarta qof ku dilay magaalada Darussalam ee dalka…