Author: QOL Contributor
Sanbaloolshe “ Wada-hadalka waxaa lagu baajiyay in dhiig lagu daadiyo Baladweyne
Axad: August 29, 2021 Taliyihii hore ee hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed, Mudane Cabdullaahi Maxamed…
Ganacsiga Soomaalida oo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka dhisaya dhismooyin Casri ah
Axad: August 29, 2021 Ganacsiga Soomaalida, gaar ahaana kan guryaha ayaa beriyihii lasoo dhaafay kusii fidayay degmooyinka…
Ciidamada ammaanka degmada Yaaqshiid oo Xalay Dilay nin hubeysan.
Axad: August 29, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xaafada Cali turcaaye ee degmada…
Ciidan ka tirsan Puntland oo Garoowe ku toogtay wiil dhalinyaro ah oo ku shaqeysanayay Mooto Bajaaj.
Axad: August 29, 2021 Ciidan ka tirsan Puntland ayaa magaalada Garoowe ku toogtay wiil dhalinyaro ah oo ku…
Dagaal ka dhacay degmada Qansax dheere ee Gobolka Bay iyo qasaare ka dhashay.
. Axad: August 29, 2021 Wararka ka imaanaya degmada Qansax dheere ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in…
Muran ka dhashay dikreeto Xilka looga qaaday Taliyaha Ciidanka Ilaalada Wadooyinka Punland
. Axad: August 29, 2021 Muran ayaa ka taagan dikreeto ka soo baxday Taliyaha Booliiska Puntland, Gen….
Booliiska Puntland oo Gaalkacyo ku qabtay gaari laga soo xaday degmada Galdogob ee Gobolka Mudug.
Axad: August 29, 2021 Ciidanka Booliiska Puntland, ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku qabtay gaari laga soo xaday…
Mareykanka oo uga digtay muwaadiniintiisa ku sugan Afgaanistaan Qarax ka dhaca Mar kale Afgaanistaan
Axad: August 29, 2021 Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda wali ku sugan Afgaanistaan…
Daawo: Habka yaabka leh ee Al-Shabaab ay uga dhaadhiciso dadka is-qarxiya oo lasoo bandhigay
Axad: August 29, 2021 Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa baahisay barnaamijka Gungaar, kaas oo looga hadlo xogaha daahsoon…
Marwada Koowaad ee Dalka Saynab Cabdi oo xarigga ka jartay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka magaalada Baraawe
Sabti: August 28, 2021 Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo xarigga ka jartay isbitaalka…
daadgureynta UK oo ka socota Afghanistan sida ay sheegtay Wasaaradda Difaaca
Sabti: August 28, 2021 Duulimaadkii ugu dambeeyay ee daadgureynta UK oo kaliya loogu talagalay dadka rayidka ah…
Somaliland oo sheegtay iney qaadanayso qayb kamid ah qoxootiga reer Afghanistan
Sabti: August 28, 2021 Xukuumadda Somaliland ayaa si ku meel gaaraa dib udajin usameyneesa tiro qoxooti…