Author: QOL Contributor
Ciidamada Galmudug oo howlgallo ka ka sameeyay xaafadaha Gaalkacyo dhinaca Galmudug
Arbaco: August 25, 202 Ciidamada Booliska Galmudug ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa howlgallo kala duwan oo…
Warbixin cusub oo muujineysa in tirada dadka qaba dhiigkarka ee adduunka oo dhan ay labanlaabantay
Arbaco: August 25, 202 Warbixin cusub ayaa muujineysa in tirada dadka qaba dhiigkarka ee adduunka oo dhan…
Qaar ka mid ah qaxootiga reer Afghanistaan ee ugu horeeyay oo gaaray Dalka Uganda
Arbaco: August 25, 202 Kooxdii ugu horreysay oo ka kooban 51 qof oo laga soo daadgureeyay Afghanistan…
Bananbax looga soo hor jeedo Al-shabaab oo ka socda magaalada Gaalkacyo saakay
Arbaco: August 25, 202 Wararka ka imaanaya Saakay magaalada Galkacyo gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay ay…
Wasiir ka tirsanaa dowladii hore ee Afganistan oo u qaxay Yurub iskuna bedelay shaqaale cunto geeye ah
Arbaco: August 25, 202 Warbaahinta caalamka qaarkood ayaa si weyn u hadal haya sheekada Wasiir katirsanaa dowladii…
Taliban oo Haweenka Afghanistan ku amrtay inay guryaha joogaan
Arbaco: August 25, 202 Haweenka shaqeeya ee ku nool Afghanistan ayaa lagu amray inay guryaha joogaan ilaa…
Xildhibaano si dirqi ah kaga soo baxsaday magaalada B/weyne oo soo gaaray Garoonka Muqdisho
Arbaco: August 25, 202 Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo Xildhibaan Cabdirisaaq Axmed…
Dagaal u dhaxeeya Somaalida iyo Canfarta oo markale ka qarxay deegaano ay wada dagaan Soomaalida iyo Canfarta.
Arbaco: August 25, 202 Dagaal u dhaxeeya Somaalida iyo Canfarta ayaa markale ka qarxay deegaano ay wada…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africom oo faah faahin ka Bixiyay Weerarkii shalay ee Camaara
Arbaco: August 25, 202 Taliska ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey weerar…
Biden oo sheegay xukumaddiisa iney dadaal ugu jirto sidi ay uga dhabeyn lahayd ka bixitaanka Afghanistaan 31-ka August
Arbaco: August 25, 202 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay xukumaddiisa iney dadaal ugu jirto sidi ay…
Markab xamuul ah kuna socday dekedda Muqdisho oo dabayl xooggan ku haleeshay xeebta badweynta Hindiya
Arbaco: August 25, 202 Markab xamuul ah, oo ka yimid waddanka Imaaraatiga Carbeed, kuna socday dekedda magaalada…
Ra’isul Wasaaraha Israel iyo madaxweynaha Mareykanka oo ka wada hadlaya Xaalada waddanka Iran
Arbaco: August 25, 202 Ra’isul Wasaaraha Israel Naftali Bannet ayaa la filayaa in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden…