Author: QOL Contributor
Iska hor imaad u dhaxeeyay taageerayaasha dowladda Iran iyo dad kasoo horjeeda oo mudaaharaadayay, oo ka dhacay ciyaartii shalay
. Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Iska hor imaad u dhaxeeyay taageerayaasha dowladda Iran iyo dad kasoo horjeeda…
Qof rakaab ah oo laga waayay markab dalxiis oo marayay gacanka Mexico oo la badbaadiyay kadib in ka badan 15 saacadood oo uu badda ku dhex jiray
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Qof rakaab ah oo laga waayay markab dalxiis, oo marayay gacanka Mexico, ayaa…
Kismaayo oo lagu xiray saddex oday dhaqameed oo ugu caansan deegaanada Jubbaland kuwaas oo la heshiiyay Al-shabaab
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in Maamulka…
Wasiir kuxigeenka warfaafinta oo sheegay in inta u dhaxeysa Aadan Yabaal iyo Mahadaay lagu dilay boqol ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaalka ka dhacay inta u dhaxeysa Aadan Yabaal…
Hogaamiyaha ruuxiga Iran oo ammaanay ciidamadii ka hortagay dibadbaxyada
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran, Ayalollah Cali Khamenei, ayaa ku amaanay maleeshiyaadka Basij…
Mareykanka oo mamnuucay qalabka ay soo saaraan shirkado Shiinaha laga leeyahay
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Mareykanka ayaa mamnuucay iibinta iyo soo dejinta qalabka cusub ee ay soo saaraan…
Salima Mukansanga oo taariikh ka sameysay Koobka Adduunka
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Khubarada kubadda cagta ayaa sheegaya in Afrika ay si farxad leh u…
Booliiska Somaliland gacanta ku dhigay nin ku eedaysan dil ka dhacay gudaha magaakadaasi
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Taliska ciidamada Booliiska Somaliland ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen nin…
Madaxweyne ku xigeenka Malawi oo musuq-maasuq dartii xabsi loogu taxaabay
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Saulos Klaus Chilima, Madaxweyne ku xigeenka dalka Malawi ayaa xabsiga loo taxaabay,…
Cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta oo tababar loo soo xiray
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa dalka Jabuuti…
Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shirka Golaha Wasiiradda ee Ururka Badweynta Hindiya (IORA)
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, iyo…
Madaxweynaha JFS oo bogaadiyay guulaha laga gaaray dagaalka Khawaarijta
Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa kormeerey difaacyada ciidamada…