Author: QOL Contributor
Ciidamada Midowga Yurub oo sheegay in Markab lagu qaaday weerar burad-badeednimo
Sabti: August 21, 2021 Ciidamada Midowga Yurub ee ilaalada xeebaha Soomaaliya ayaa sheegay in Markab nuuca xamuulka…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo goor dhawayd ka furmay Muqdisho
Sabti: August 21, 2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu…
Garabka Cabdi xaashi oo Golaha wadatashiga qaranka ugu baaqay xal Deg deg ah.
Sabti: August 21, 2021 War qoraal ah oo ka soo baxay siyaasiyiinta gobolada Waqooyi gaar ahaan garabka…
Goodax Barre “ Ra’isul Wasaare Rooble waxaan leeyahay dhiig yuusan ku daadan Hiiraan Nabadoonimadaada hala arko.
Sabti: August 21, 2021 Wasiirkii hore waxbarashada Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre oo ka hadlayay doorashooyinka xildhibaanada labada…
Madaxwaynaha Puntland oo goor dhawayd soo gaaray Muqdisho
Sabti: August 21, 2021 Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goor dhaw soo gaaray Magaalada Muqdisho, si…
Aasaasihii Taliban ahna ku xigeenka Mullah Cumar oo gaaray caasimada Kabul.
Sabti: August 21, 2021 Aasaasaha kooxda Taliban ahna hogaamiye ku xigeenka Mullah Abdul Ghani Baradar ayaa gaaray…
Ciidamo daacad u ah dowladdii la riday ee Afghanistan oo Taaliban dib uga qabsaday saddex degmo
Sabti: August 21, 2021 Ciidamo daacad u ah dowladdii la riday ee Afghanistan ayaa Jimcihii Taaliban dib…
Dowladda Itoobiya oo beenisay eedeynta Mareykanka
Sabti: August 21, 2021 Dowladda Itoobiya ayaa beenisay eedeynta Mareykanka ee ah in dowladdaasi ay hortaagan tahay…
Wasaarada amniga Galmudug oo digniin ka soo saartay Jid-gooyooyin loo dhigto baabuurta Ganacsiga
Sabti: August 21, 2021 Wasaarada amniga Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa digniin ka soo saartay Jid-gooyooyin loo dhigto…
Deni wareegto uu soo saaray ku magacaabay Agaasime waaxeedyo
Sabti: August 21, 2021 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Agaasime…
Maxkamadda Racfaanka Kenya oo diiday qorshihii BBI ee wateen Uhuru iyo Raila
Sabti: August 21, 2021 Maxkamadda Racfaanka Dowladda Kenya ayaa diiday, kuna tilmaantay sharci darro qorshe ay Madaxweyne…
Shirkkii dardar gelinta arrimaha doorashooyinka dalka oo lagu wado in uu saakay furmo
Sabti: August 21, 2021 Waxaa saakay lagu wadaa in muqdisho uu ka furmo shir ku saabsan dardar…