Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Uhuru Kenyatta oo sheegay in ‘Waa’ cusubi u baryay xiriirka Soomaaliya iyo Kenya

  Arbaco: August 11, 2021  Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Mombasa kula kulmay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhawaad 42 qof oo ku geeriyoodeen Kaymaha ku gubanaya waddanka Algeria

Arbaco: August 11, 2021 Ugu yaraan 42 qofayaa la xaqiijiyey in ay ku geeriyoodeen Kaymaha ku gubanaya…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland oo maanta dooranaya xubnaha Aqalka sare

Arbaco: August 11, 2021 Xildhibaannada Baarlamanka Puntland, ayaa maanta oo Arbaco ah dooranaya xubnaha Aqalka sare ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Lionel Messi oo ku biiray kooxda Paris St Germain ee waddanka Faransiiska

Arbaco: August 11, 2021  Lionel Messi ayaa ku biiray kooxda Paris St Germain ee waddanka Faransiiska Talaadadii…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoor Qoor oo shaaciyey liiska musharaxiinta 6 ka mid ah kuraasta Aqalka Sare

Arbaco: August 11, 2021 Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shaaciyey liiska musharaxiinta 6…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo sheegay in aan lag hadlin khilaafka xuduudda badda

Talaado: August 10, 2021 War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Rooble…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay laamaha amniga dalka inta uusan ka bixin xamar.

Talaado: August 10, 2021 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Roble ayaa saaka kulan la qaatay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxtooyada Kenya oo Facebook ka saartay qoraal ay soo dhigtay oo ahaa in shirka rooble iyo Uhuru looga hadlay arinta bada.

Talaado: August 10, 2021 Qoraalkii ku saabsanaa in “Uhuru Kenyatta uu dalbaday in laga wadahadlo khilaafka xuduudda…

Posted in WARARKA MAANTA

Bayaan laga soo saaray kulankii Mombasa ee Rooble iyo Uhuru Kenyatta

Talaado: August 10, 2021  Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta aqalka madaxtooyada Kenya ee magaalada Mombasa…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo Taliye Xijaar ku Canaantay Ciidamo xalay lagu soo daadiyay Wadooyinka Muqdisho..

Talaado: August 10, 2021 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa saakay inta uusan ka soo bixin…

Posted in WARARKA MAANTA

Barasaabka gobolka New York oo ku dhowaaqay inuu is-casilayo kadib xadgudubyo jinsi

Talaado: August 10, 2021 Barasaabka gobolka New York Andrew Cuomo ayaa maanta ku dhowaaqay inuu is-casilayo kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Uhuru Kenyatta oo xarunta madaxtooyada Mombasa ku qaabilay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya

Talaado: August 10, 2021 Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xarunta madaxtooyada Kenya ee Mombasa ku qaabilay ra’iisul…