Author: QOL Contributor
Milkiilayaasha Manchester United oo ku dhawaaqay inay iibinayaan kooxda
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Milkiilayaasha Manchester United ee qoyska Glazer ayaa sheegay inay tixgalinayaan inay iibiyaan kooxda…
Dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaasay 6.1 oo ku dhiftay Waqooyi Galbeed dalka Turkiga
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaasay 6.1 ayaa ku dhiftay Waqooyi Galbeed dalka Turkiga saacadihii…
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka oo shalay kala hadlay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Antony J. Blinken ayaa shalay kala hadlay Ra’iisul Wasaaraha…
Maxkamadda sare ee USA oo oggolaatay in la baaro khaladaadka maalyadeed ee lagu eedeeyay Trump
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Donald Trump ayaa ku guuldareystay dalabkii uu ku doonayay in guddi ka tirsan…
Masuuliyiin Sar sare oo Xalay Ka qaybgalay Caleemasaarka Gudoomiye Geedaqoroow
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo xiray munaasabadda caleema saarka…
Dhulgariir ku dhuftay Galbeedka jasiirada Java ee dalka Indonesia oo dilay ugu yaraan 268 qof, oo badankood ay caruur yihiin
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Dhulgariir ku dhuftay Galbeedka jasiirada Java ee dalka Indonesia ayaa dilay ugu yaraan…
Indhacadde ” Waligey dagaal kuma guuldareysan ee hogaankiisa noo dhiiba
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacadde) oo ka mid ahaa masuuliyiin xalay Dhuusamareeb uga…
Al-Shabaab oo lagu jebiyey weerar Culus ay koox macawiisley ah ku qaadeen
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Faahfaahino ayaa laga helayaa weerar ay maanta gelinkii dambe kooxda Al-Shabaab ku qaaday…
Hogaamiyayaasha Tigrayga oo sheegay in ciidamadooda aysan hubka dhigi doonin
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Hogaamiyayaasha Tigrayga ayaa sheegay in ciidamadooda aysan hubka dhigi doonin ilaa dadka degan…
Nin hubeysan oo ugu yaraan 10 qof ku dilay Mareykanka
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Nin hubeysan ayaa ilaa 10 qof ku dilay dukaan ku yaalla Chesapeake, ee…
Dowladda Colombia oo wadahadalo nabadeed kula jirta fallaagada mucaaradka ah ee ELN
Talaado: NOVEMBER 22, 2022 Dalka Colombia waxaa dib uga furmay wadaxaajood lagu soo afjaro colaad ku dhawaad…
Maamulka Dagmada Ceelguula ee Gobalka Mudug oo Dhagax Dhigay aargo laga Dhisaayo Bartamaha Dagmada Ceelguula,
Talaado: NOVEMBER 22, 2022 Maamulka iyo bulshada Dagmada Ceelguula ee Gobalka Mudug, ayaa Dhagax Dhigay aargo laga…