Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Suudaan oo ku biiraysa Dowladaha ku jira maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC

Arbaco: August 4, 2021 Golaha wasiirada Suudaan ayaa si wadajir ah ugu codeeyay hindise sharciyeed u horseedayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiye Cumar Filish oo kormeerey waddooyinka Muqdisho oo fatahaaduhu gooyeen

Arbaco: August 4, 2021 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish)…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Maareeye oo ku gacan seyrey is doorashada xubnaha guddiga doorashada reer waqooyiga

Arbaco: August 4, 2021 Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa ku wargeliyay 11-ka xubnood ee Guddiga Doorashooyinka xildhibaannada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne K/xigeenka Kenya oo ka hadlay sababta looga hor istaagay in Kenya safar dibadda ah uga baxo

Arbaco: August 4, 2021 Madaxweyne ku xigeenka Kenya, William Ruto, ayaa ku tilmaamay tallaabadii looga joojiyay safar…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo shaqada ka joojisay Dhaqaatiirta Aan Xuduudda Laheyn iyo Golaha Qaxootiga Norway

Arbaco: August 4, 2021 Laba ka mid ah hay’adaha gargaarka caalamiga ah ayaa Talaadadi shalay sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya Cudurka Covid-19 oo dad hor leh soo ritay sida ay sheegtay wasarada Caafimaadka

Arbaco: August 4, 2021 Waxaa si kordhaya tirada dadka uu soo ridanayo cudurka Karoona ee gudaha Soomaaliya,…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka wareysi siiyey VOA

Arbaco: August 4, 2021 Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka ee heer federaal, Maxamed Xasan Maxamed (Cirro) oo wareysi…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh shariif “Waxaan had iyo goor aaminsannahay dimuqraadiyadda iyo in la galo tartan xor ah

Arbaco: August 4, 2021 Shiikh Shariif Shiikh Axmed  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa beeniyay wararka sheegaya in…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhakhtar ku sugan xuduudda Suudaan iyo oo shegay in saaka uu arkay maydad hor leh

Arbaco: August 4, 2021 Dhakhtar ku sugan xuduudda Suudaan iyo Itoobiya gaar ahaan goobtii dhawaan laga helay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Mursal oo xafiiskiisa ku qaabilay guddiga xaqiijinta qoondada Haweenka

Arbaco: August 4, 2021 Guddoomiyaha golaha shacabka baalamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xafiiskiisa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Wakiilada Somaliland oo sheegay in khilaaf dambe uusan dhici doonin

Arbaco: August 4, 2021 Gudoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada ee Jamhuuriyadda goonni isutaageeda ku dhawaaqday ee Somaliland,…

Posted in WARARKA MAANTA

Dabley qafaalatay markab ka babanayay calanka dalka Panama xilli uu marayay xeebaha Cummaan

Arbaco: August 4, 2021 Dabley ayaa qafaalatay markab uu ka babanayay calanka dalka Panama xilli uu marayay…