Author: QOL Contributor
Jigjiga oo ka socoto bannaan-bax weyn oo looga horjeedo xasuuq la sheegay in Canfartu ka gaysteen
Arbaco: july 28 2021 Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida DDS waxa saaka ka socda bannaan-bax…
Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo ku wajahan Jubbaland.
Arbaco: july 28 2021 Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu hogaaminayo…
Dabley hubaysan oo Gobolka Sool xalay ku af-duubtay dad rayid ah
Arbaco: july 28 2021 Dabley hubaysan oo ka soo jeeda Gobolka Sool, ayaa xalay degaanka Carrooley ee…
Islaamulka Soomaalida ee Ethiopia oo ka hadashay xasuuqii shalay
Arbaco: july 28 2021 War-saxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Islaamulka Soomaalida ee Ethiopia ayaa lagu sheegay in…
Iran oo sheegtay inay qabatay hawl-wadeeno ka tirsan Sirdoonka Israel ee Mossad
Talaado: july 27 2021 Iran ayaa Talaadada maanta ah sheegtay in ciidamadeeda amniga ay xireen shabakad u…
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka Soomaalida iyo Canfarta qasaare ka dhashay
Talaado: july 27 2021 Wararka ka imanaya degmada Garba Ciise ee waddanka Itoobiya ayaa sheegaya in maanta…
Weriye Soomaali ah oo ka tagay shaqada dowladda Itoobiya kadib dagaalka Soomaalida iyo Canfarta
Talaado: july 27 2021 Nasridiin Xasan Daahir oo kamid ah suxufiyiinta Soomaalida ee ka howlgala teleefishinka Qaranka…
QM oo sheegtay in gargaarka Tigray uu ku egyahay jimcaha soo socda gargaar kalana loo baahan yahay
Talaado: july 27 2021 Madaxa Barnaamijka Cuntada Adduunka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in wixii loo gaaro…
Shirkadda dawooyinka Jarmalka oo shaacisay inay soo saareyso tallaalka duumada ama malaariyada
Talaado: july 27 2021 Shirkadda soo saarta dawooyinka ee BioNtech oo laga leeyahay Jarmalka ayaa shaacisay inay…
Labo xildhibaan oo u dhashay dalka Eswatini oo loo xiray eedeymo la xiriira argagixisenimo
Talaado: july 27 2021 Labo xildhibaan oo u dhashay dalka Eswatini ayaa loo xiray eedeymo la xiriira…
Dowladda Soomaaliya oo guddi u xil saartay kiiska Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd hay’adda Nabad sugidda Qaranka
Talaado: July 27 2021 Dowladda Soomaaliya ayaa magacaawday guddi loo xil saaray inay soo baaraan kiiska Ikraan…
Madaxweynaha Tunisia oo difaacay talaabooyinka uu ku laalay qaar ka mid ah heyadaha Qaranka Dalkaasi
Talaado: july 27 2021 Madaxweynaha dalka Tunisia ayaa difaacay talaabooyinka uu ku laalay qaar ka mid ah…