Author: QOL Contributor
Pentagon oo xaqiijiyay in duqaymo ka dhan ah Alshabaab oo ka geesteen Galmudug shalay.
Sabti: July 24 2021 Waaxda gaanshaandhiga Maraykanka ee Pentagon ayaa xaqiijisay in duqaymo ka dhan ah Alshabaab…
Azerbijaan oo xukun ku riday Askar ka tirsan Ciidamada Dalka Armeeniya
. Sabti: July 24 2021 Maxkamad ku taala Dalka Azerbaijan ayaa ku xukuntay 13 xubnood oo ka…
Dagaal ku dhex maray Ciidamo ka wada tirsan dowladda isgoyska Ex-Control Afgooye
Sabti: July 24 2021 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeyey ciidamo ka wada…
War deg deg ah: Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka oo Duqayn ka gaystay saldhig ay Al-Shabaab
. Jimco: july 23 2021 Sida ay xaqiijisay Wasaaradda Amniga mamulka Galmudug, diyaarado ayaa duqeyn ka fuliyey…
Dad lagu tuhmay taageerida Kooxda TPLF oo lagu xirxiray Magaalada Jigjiga
Jimco: july 23 2021 Dad lagu tuhmay inay taageeraan Kooxda TPLF ee ka dagaalanta gobolka Tigray ee…
Madaxweynaha Galmudug Qoor-qoor oo kormeer ku tagay goobihii laga saaray Al-Shabaab ee Mudug
Jimco: july 23 2021 Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa kormeer ku tagay goobihii laga saaray…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa’iil oo sheegtay in Israa’iil ay dib ugu biirayso Midowga Afrika
Jimco: july 23 2021 Wasaaradda Arrimaha Dibadda Israa’iil ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in Israa’iil…
Wasiirka Arrimaha Dibadda somaliya oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Ireland
Jimco: july 23 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xalay casho sharaf u sameeyay Guddiga Doorashooyinka heer Federaal.
Jimco: july 23 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay casho sharaf u…
200 oo ruux oo laga raadinayaa gobol ka tirsan Mareykanka kaddib fayrasox laga helay
Jimco: july 23 2021 Dad ka badan 200 oo ruux ayaa laga raadinayaa 27 gobol oo ka…
20 qof oo rayid ah oo ku dhimatay dagaal ka dhacay gobolka Canfarta ee dalka Itoobiya
Jimco: july 23 2021 Ugu yaraan 20 qof oo rayid ah ayaa la dilay tobanaan kun oo…
Ciidamada Kenya oo toogasho ku dilay laba ka mid ah koox burcad ah xaafadda Islii
Jimco: july 23 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi gaar ahaan xaafadda Islii ayaa sheegaya in Ciidamada…