Author: QOL Contributor
Ku-simaha madaxweynaha Puntland oo taliye cusub u magacaabay qaybta booliiska gobolka Sool.
Axad: July 18 2021 Ku-simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa taliye cusub…
Jabhadda Tigrega oo Dagaal ku qaaday ciidamada dawladda Itoobiya ee joog deegaanka Canfarta
, Axad: July 18 2021 Jabhadda ka dagaalanta dalka Itoobiya ee Tigreega ayaa hawlgallo ka dhan ah…
Abiy Ahmed “ TPLF Xididada ayaan u siibaynaa waana koox yar oo argagixiso ah
Axad: July 18 2021 Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa shaaciyey inay dowladiisa ka shaqaynayso sidii xidida…
Madaxweyne Mustafe Cagjar oo sagootiyay ciidamo loo dirayo Dagaalka Tigray
Axad: July 18 2021 Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa magaalada Dhagaxle ee deegaankaasi waxa uu…
10-ka dal ee dhaqaalaha ugu badan ku bixiya millateriga aduunka iyo Hubka
Axad: July 18 2021 Qiimaha iibka hubka ee adduunka ayaa kor u kacay ilaa $1981 bilyan sanadkii…
Kenya 13 qof oo ku dhimatay xilli booyad rogmatay ay shidaal ka dhuranayeen
Axad: July 18, 2021 Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintay kadib shil ka dhashay booyad shidaal…
Hay’adda maamusha warbaahinta Ethiopia oo warbaahinta shisheeye uga digtay been abuur.
Axad: July 18, 2021 Hay’adda maamusha warbaahinta dalka Ethiopia ee EMA loo soo gaabiyo ayaa uga digtay…
Guddiga xalinta Gobolka Gedo Oo Gaaray goor dhawayd Magaalada Kismaayo
Axad: July 18, 2021 Guddiga ayaa markii ay kaso dageen garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo, kaddib loo…
R/wasaare Rooble oo kulan la qaatay wafdi ka socday midowga Yurub iyo Norway
Axad: July 18, 2021 Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalada Muqdisho…
Somaliland oo loogu baaqay inay sii deyso dadka loo xiray calanka Soomaaliya
Axad: July 18, 2021 Xafiis u doodo arrimaha xuquuqul insaanka ayaa ka codsatay Somaliland inay sii deyso…
Webiga dhexmara Baledweyne waxaa saaka laga lehay maydka laba wili oo walaalo ah
Axad: July 18, 2021 Webiga dhexmara magaalada Baledweyne waxaa saaka laga lehay maydka laba wili oo walaalo…
Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya oo ka hadlay warbixintii Midowga Afrika.
Axad: july 18, 2021 Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya, ahna haatan xildhibaan ka tirsan golaha shacabka Mudane…