Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Lionel Messi oo qaaday Koobkii ugu horreeyay ee caalami ah kaddib markii Argentina ku guulaysatay Copa America

Axad: July 11, 2021 Lionel Messi ayaa waxa uu soo afjaray sugitaankiisii koobkii ugu horreeyay ee caalami…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho

Axad: July 11, 2021 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed  Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta waxa…

Posted in WARARKA MAANTA

In kabadan 300 Qof oo cudurka Kalooraha ugu geeriyootay dalka Nigeria.

Axad: July 11, 2021 Warbixin sanadle ah oo kasoo baxay xarunta Qaranka ee la dagaalanka cudurada dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dibadbaxyo lagu dalbanayo sii deysmada Jokob zuma oo ka socoda dalka K/Africa

. Axad: July 11, 2021 Madaxweynaha dalka K Africa ayaa usheegay dibad baxayaasha inay is dejiyaan ayna…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo sheegay in uu amaray in la xiro hablo Laascaanood ku dhex xirtay calanka Soomaaliya.

Axad: July 11, 2021 Wasiirka Warfaafinta maamulka Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa sheegay inuu bixiyay amarka…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo magaalada Garbahaarey kula kulay wax garadka Deegaankaas

Axad: July 11, 2021 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ku hoyday magaalada Garbahaarey…

Posted in WARARKA MAANTA

5 sano ka dib afgambigii dhicisoobay ee Dalka Turkiga maxaa ka dhacay?

Axad: July 11, 2021 Tan iyo markii la aasaasay, Jamhuuriyadda Turkiga waxaa soo maray faragelinno badan oo…

Posted in WARARKA MAANTA

degaanka Saax-qurun magaalada Gaalkacyo oo lagu laayay dad isku qoys ah

Axad: July 11, 2021 Wararka laga helayo degaanka Saax-qurun oo dhaca galbeedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir ku xigeenka Haweenka Puntland oo uga digtay Culimaa’udiinka in ay hor istaag ku sameeyaan Haweenka

Axad: July 11, 2021 Wasiir ku xigeenka Haweenka dowladda Puntland, Sahra-kiin Cabdi Xirsi, ayaa si adag uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo jawaab ka bixiyay Hadal ka soo yeeray Odayaasha Dayniile

Axad: July 11, 2021 Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa markii u horraysay jawaab ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaaska madaxwaynihii hore ee Haiti oo ka sheekeysay qaabkii loo dilay Seygeeda

Axad: July 11, 2021 Haweeneyda dhaawaca ah ee ahayd xaaska madaxweynihii Haiti ayaa ka sheekeysay qaabkii ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Shaki ka dhashay Guusha Abiy Axmed ee doorashooyinka dalkaasi

Axad: July 11, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa waxa uu ku guulaystay aqlabiyad wayn oo…