Author: QOL Contributor
Musharax Xasan Cali Kheyre oo la kulmay Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka
Arbaco: July 7, 2021 Waxaan maanta la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federal, Maxamed Xasan Maxamed…
Madaxweynihii dalka Haiti Jovonel Moïse oo goor dhawayd lagu dhex-dilay gurigiisa
Arbaco: July 7, 2021 Madaxweynihii dalka Haiti Jovonel Moïse ayaa lagu dhex-dilay guri khaas ah oo uu…
Norway oo Xayiraad ku soo Rogtay qaar ka mid ah Dawooyinka la isku cadeeyyo
Arbaco: July 7 2021 In caloolaha la dhuubo, bishimo waa wayn la sameysto ama jir macaan la…
Galmudug oo Beenisay in Al-Shaab ay dib ula wareegtay deegaanka bacaadweyn
Arbaco: July 7 2021 Maamulka Galmudug ayaa beeniyey inay ciidankooda iyo milateriga dawladda Somaaliya ka bexeen deegaanka…
Masar oo ku eedeysay Itoobiya inay jabisay sharciga markii ay billowday buuxinta biya wabiga Nile.
Arbaco: July 7 2021 Dowladda Masar ayaa ku eedeysay Itoobiya inay jabisay sharciga caalamiga ah ka…
Shacabka Kenya oo eedayn u jeediyay Madaxweyne Uhurru Kenyatta
Arbaco: July 7 2021 Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyatta ayaa lagu dhalleeceeyay jabinta sharciga bandowga ee u…
gaashanbuurta Nato oo sheegtay inay diyaar u yihiin inay wada hadalo la galaan Ruushka.
Arbaco: July 7 2021 Wasiirka difaaca dalka Germany ayaa sheegtay in gaashanbuurta nato ay diyaar u yihiin…
Rooble oo goor dhawayd gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda Dowlad-goboleedka Jubaland.
Arbaco: July 7 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee caasimadda…
ciidanka Asluubta Puntland oo ka hadlay Maxbuus ka baxsaday xabsiga magaalada Qardho
Arbaco: July 7 2021 Taliska ciidanka Asluubta dowlad goboleedka Puntland ayaa faah faahiyey sida uu u baxsday…
Waxgaradka beesha Ebakar-gaab Macalin Dhiblaawe oo ka horyimid saami qeybsiga xildhibaanada
Arbaco: July 7 2021 Waxgaradka beesha Ebakar-gaab Macalin Dhiblaawe oo ka mid ah beesha Waceysle ee Abgaal…
WHO oo ka digtay in la qaado xayiraadaha COVID-19
Arbaco: Luly 7 2021 Hay’dda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa uga digtay dowladaha caalamka in ay fududeeyaan…
Rooble oo ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka Jubbaland.
Arbaco: Luly 7 2021 Wararka ka imaanaya saakay Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisul…