Author: QOL Contributor
Awn Saan Suujii oo eedayn Musuq Maasuq wajahaysa Maxkamad la soo taagayo
June 10 2021 Hogaamiyihii dalka Myanmar Aung San Suu Kyi, (Awn Saan Suujii) ayaa wajahaysa eedeemo musuq…
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle oo ka qeyb galay shir looga hadlayay ka hor taga fatahaadaha Gobolka Hiiraan
June 10 2021 Shirkan oo ahaa Mid looga hadlayey Xal uhelida iyo xog aruurinta Fatahaada Wabiga Shabeelle…
Dayax madoobaadka ama qorrax modaabaadku wuxuu noqon karaa dhacdooyinka cireed
June 10 2021 Dayax madoobaadka ama qorrax modaabaadku wuxuu noqon karaa dhacdooyinka cireed kuwooda ugu cajiibsan. Waxaa…
Sacuudiga iyo Imaaraadka oo ogolaaday in dib loo soo nooleeyo heshiiski Nukliyeerka IRAN
June 10 2021 Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta, oo garowsaday in dib loo soo nooleyn doono heshiiski…
Joe Biden oo qorsheyna in 500 oo milyan oo tallaalka Pfizer ugu deeqo Wadamada Saboolka ah
June 10 2021 Maamulka madaxweyne Joe Biden ayaa qorsheyna in qiyaastii 500 oo milyan oo tallaalka Pfizer…
Jabuuti oo dhisanaysa garoon diyaaradeed oo ugu casrisan geeska Afrika
June 10 2021 Dolwadda Jabuuti ayaa dhisanaysa garoon diyaaradeed oo ka mid noqon doona kuwa ugu casrisan…
UN-ka oo ka digeysa gaajo iyo Macluul ka dhacda dalka Maynmar.
June 10 2021 Qaramada Midoobay waxaa,ay ka digeysaa ‘dhimashada tirada badan’ ee Myanmar kadib 100,000 oo qof…
Mudarahaad loogu magac daray Ilmihii Eritrea loo qaaday aaway oo muqdisho ka socda daaqo Muuqaalka
June 10 2021 Waxaa Magaalada Muqdisho goor dhawayd ka bilaawday dibad-bax ballaaran oo lagu dalbanayey in dalka…
Ra’isul Wasaaraha Canada oo ka qeybgalay kulan baroordiiq ahaa oo loo sameeyay qoys Muslimiin ah
June 10 2021 Ra’isul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa ka qeybgalay kulan baroordiiq ahaa oo loo sameeyay…
Qoraal ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha oo lagu sheegay in Guddiga hagida
June 10 2021 Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble oo hore u ballan-qaaday hogaaminta geedi socod…
Ciidamada Itobiya oo Xalay Madaafiic ku garaacay Saldhig ay Al-Shabaab ku leeyihiin koofurta a Baydhabo
June 10 2021 Wararka ka imanaya K/galbeed ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya aya xalay tiro madaafiic ah…
Muqdisho oo xalay dilal qorshaysan ay ka dhaceen iyo Hay’addaha amaanka oo aan wali ka hadlin
June 10 2021 Waxaa Magaalada Muqdisho xalay ka dhacay dilal kala duwan oo ay gaysteen Ciidamada Dowlada…