Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Maxamed Xuseen Rooble oo goor dhawayd gaaray magaalada Jowhar

. 3 June 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha Somaliya  Maxamed Xuseen…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo Gorgor oo tababar gaar ah ku soo qaatay Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

June 3 20212 Wasiirka Wasaaradda Gaadhaandhigga Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Ciidanka Xoogga Dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Asluubta oo Dusha u saaray Gaari Cabdi Bille ah oo la socday Xasan shekh falkii shalay

June 3 20212 Saacado kadib baaritan loo diray Taliyaha ciidamada Asluubta Gen. Mahad C/raxmaan Aadan in uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiyada Israa’iil oo ku heshiiyay in ay xilka ka tuuraan Netanyah

June 3 20212 Xisbiyada mucaaradka Israa’iil ayaa gaaray heshiis ay ku dhisayaan dowlad cusub oo soo afjarta…

Posted in WARARKA MAANTA

Antonio Guterre oo warqad ka dhan ah Soomaaliya u dirtay madaxweynaha golaha loo dhan-yahay

June 3 20212 Soomaaliya ayaa ka mid ah wadamada aan weli bixin qoondadooda miisaaniyada UN-ka, taas oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo saakay ku Wajahan Jowhar iyo Diyaar Garow ka socdo halkaas

June 3 20212 Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in halkaas ay ka socoto Diyaar garow…

Posted in WARARKA MAANTA

Tifaftiraha mid ka mid ah wargeysyada ugu weyn Uganda oo Xabsiga loo Taxaabay

June 3 20212 Tifaftiraha mid ka mid ah wargeysyada ugu waa weyn dalka Uganda ayaa loo yeedhay…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaaradaha Ciidamada Kenya oo Xalay duqeyn ka fuliyay deegaanka Ceel-Cadde

June 3 20212 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaannada dumar ah Tanzania oo Surwel wadata laga saaray fadhiga baarlamaanka.

June 3 20212 Xildhibaannada dumarka ah ee ku jira baarlamaanka dalka Tanzania ayaa dalbaday in raalligelin buuxda…

Posted in WARARKA MAANTA

Lafta-gareen oo magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka Gargaarka iyo Samafalka ee Bakool.

June 3 20212 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qasaaraha ka dhashay Bam-gacmeedka xalay lagu Kismaayo

June 3 20212 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Khasaare ka dhashay bam-gacmeed xalay lagu weeraray…

Posted in WARARKA MAANTA

Germany iyo Russia oo dib u soo celiyay duulimaadyadii kadib markii ay joojiyeen shalay.

June 3 20212 Dalalka Germany iyo Russia ayaa dib u soo celiyay duulimaadyadii tooska ahaa ee u…