Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Wasiirka Arrimaha qoyska ee Canada oo sharraxay qorshaha uu u hayo dhallinyarada

May 25 2021 Wareysi gaar ah oo ay BBC-da la yeelatay Wasiirka Arrimaha qoyska, Carruurta iyo howlaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirka UK u fadhida Kenya oo Mandheera ka hirgalisay mashruuc wayn

May 25 2021 Danjiraha dowladda UK u qaabilsan Kenya, Jane Marriott, ayaa maanta magaalada Mandheera ku tagtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka, oo sheegay in gacan ka geysan doonaan dib u dhiska magaalada Gaza

May 25 2021 Xoghanaya arrimaha dibedda ee Mareykanka, Antony Blinken, ayaa sheegay in dalkiisa uu gacan ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya oo sheegay in lagu heshiiyay Shirka Xili uu la hadlayay Golaha Ammaanka

May 25 2021 Wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq, ayaa khudbad uu galabta u jeediyay Golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Millateriga Mali oo shaaciyay in meesha laga saray xilalkii ay hayeen

May 25 2021 Millateriga dalka Mali ayaa shaaciyay in meesha laga saray xilalkii ay hayeen madaxweynaha kumeel…

Posted in WARARKA MAANTA

shirka doorashooyinka ee federaalka iyo dowlad goboleedyada oo maalintii afaraad galay..

May 25 2021 Waxaa Magaalada Muqdisho socda maalintii afaraad shirka looga hadlayay doorashooyinka ee u dhexeeya dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Caaqil Zimbabwe ah oo amaray in la soo qufo lafihi Robert Gabriel Mugabe laguna aaso xabaalaha qaranka

. May 25 2021 Caaqil ku nool dalka Zimbabwe ayaa amar ku bixiyey in la soo qufo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Britain oo Soomaaliya u soo diraysa Ciidamo ka Qeyb qaata la dagaalanka Al Shabaab.

May 25 2021 Dowladda Britain ayaa u direysa Soomaaliya 250 askari si ay gacan uga geystaan la…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo 20 hoobiye ku garaacay tuulada Galgala oo ku taalla buuraleyda

May 25 2021 Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in dagaalameyaasha Al-shabaab ay 20 hoobiye…

Posted in WARARKA MAANTA

Wabiga Shabeelle oo fatahaad ku sameeyay saakay Xaafadda Xaawo Taako ee Magaalada B/weyne

. May 25 2021 Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad ku sameeyay Xaafadda Xaawo Taako gaar ahaan laanta dhagax…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo maanta shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya gaar ahaan doorashada

 May 25 2021 Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa maanta oo Talaado ah shir ka yeelan doona arrimaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin Somali ah oo xaaskiisa oo Koonfur Afrikan ahayd dishay kadibna wacday Booliiska isku dhiibtay.

 May 25 2021  Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil xalay ganacsade Soomaali ahaa loogu…