Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha guud ee ciidamada Mareykanka General Mark Milley dagaalka Ukraine waa 100,000 oo askari

Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Taliyaha guud ee ciidamada Mareykanka General Mark Milley ayaa sheegay in “in ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo xaflad Soo dhaweyn ah u qabatay Ardeydii ku guuleysatay imtixaanka deeqda waxbarashada ee 2022

Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 . Munaasabadaan oo ka dhacday Xarunta dhaxe ee Shirkada Hormuud telecom ayaa waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

War DEG DEG ah : Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safray Eritrea iyo Villa Somalia oo shaacisay laba qorshe

Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar shaqo ugu amba-baxay dalka Eritrea,…

Posted in WARARKA MAANTA

ciidamada qaranka Afgaanistaan oo ka qeyb qadanaya dagaalka ka socda Ukraine

Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Xubno ka tirsan Guuto Gaar u tababaran oo ka tirsan ciidamada qaranka Afgaanistaan,…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xassan Sheikh oo dib u habayn ku sameeyay Golaha Dhaqaalaha Qaranka

Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib u habeyn lagu sameeyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa deegaanka oo tuulada Wabxo ee gobolka Galgaduud 15 sano kadib la wareegay

Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa sheegay in ay maanta gudaha u galeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Hub iyo maydad Farabadan oo Aslshabaab looga Dilay Wabxo oo lasoo Bandhigay

Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Dawladda Soomaaliya ayaa Telegram-ka kusoo bandhigtay sawirro aad u tiro badan oo ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Wiilal dhalinyaro ah oo loo xiray toogasho ka dhacday Magaalada Gävle ee Sweden

Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Saddex wiil oo dhalinyaro ah ayaa loo xiray sabab macquul ah oo looga…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka sirdoonka Iran oo digniin adag u dirtay boqortooyada Sacuudiga

Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Wasiirka sirdoonka Iran ayaa u sheegay Arbacadii in waddanka ay xafiiltamaan ee Sacuudi…

Posted in WARARKA MAANTA

Sicir bararka Dalka Danmark oo kor u kacay ilaa 10.1 boqolkiiba

Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Qiimaha Danmark ayaa bishii 10aad ka sarreeyay boqolkiiba 10,1 marka loo eego isla…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Itoobiya oo gacanta ku dhigay 100 dhallinyaro ah oo doonayay inay ku biiraan Al-Shabaab

Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Ciidamada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta ku dhigeen in ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ukraine oo ka fiirsaneysa go’aan uu Ruushku shaaciyey

Khamiis: NOVEMBER 10, 2022 Ukraine ayaa sheegtay inay si taxadar leh uga fiirsanayso go’aan si lama filaan…