Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

shiinaha oo Xeebaha Somaliya u soo diray Markab aad u ballaaran oo dul saaranyihiin diyaaradaha kuwa qumaatiga

May 15 2021 Dalka shiinaha ayaa la sheegay in uu Xeebaha Somaliya u soo diray Markabkan oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed oo tababar ku soo qaatay dalka Jabuuti oo dalka dib loogu soo celiyay

May 15 2021 Wararka ka imaanaya Garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliyeed, oo…

Posted in WARARKA MAANTA

NISA oo deegaano aan ka fogayn Beledweyne kala wareegtay Al-shabaab kadib Markii ay ka baxeen halkaas.

May 15 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada B/weyne ayaa sheegaya in  Ciidamada nabad sugida ee dowladda Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Imaaraadka Carabta, Masar iyo Mareykana oo xabbad-joojin ah ka dalbaday Falastiin iyo Israel..

May 15 2021 Waxaa sii xoogaysanaya dagaalada Duqaymaha ay Ciidamada  Israel iyo Ururka xamaas isku Waydaarsanayaan Telaviv…

Posted in WARARKA MAANTA

Daily Nation oo qoray xog ku saabsan in Kenya ay joojiso duulimaadyadii Soomaaliya

May 15 2021 Wargeyska Daily Nation ee Nairobi ayaa qoray xog ku saabsan sababtii keentay in dowladda Kenya ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ismaaciil Cumar Geelle oo saakay lagu wado markii 5 loo Caleemo saaro Madaxweynaha Jabuuti.

May 15 2021 Madaxeynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta oo Sabti ah 15-ka May 2021 lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal Wasaaraha Jabuuti oo Madaarka dalkaas ku soo dhaweeyay Madaxweyne Muuse Biixi

May 15 2021 Madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa gaadhay dalka Jabuuti, waxaana…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska Gobolka Nugaal oo gacanta ku dhigay nin hubaysan oo nin kale dilay

May 15 2021 Ciidamada Booliiska Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay nin hubaysan, oo saaka nin kale…

Posted in WARARKA MAANTA

Faransiiska oo sheegay in uu booliiska ka dalabaday in ay mamnuucaan dibad-baxyada lagu taageerayo Falastiin

May 15 2021 Wasiirka Arrimaha Gudaha Faransiiska Gerald Darmanin ayaa sheegay in uu booliiska ka dalabaday in…

Posted in WARARKA MAANTA

Falastiin oo sheegtay in duqeyn ay diyaaradaha Israa’iil ka geysteen xero qaxooti oo ku taal Gaza

May 15 2021 Wasaaradda caafimaadka ee Falastiiniyiinta ayaa sheegtay in duqeyn ay diyaaradaha Israa’iil ka geysteen xero…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidammada Difaaca Israel oo sheegaya in seddex gantaal laga soo tuuray dhanka Suuriya uu ku dhacay Gudaha Israel .

May 14 2021 Ciidammada Difaaca Israel (IDF) ayaa goor dhawayd sheegaya in seddex gantaal laga soo tuuray…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Qoor qoor iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhinaca dhulka ah ku tagay Galkacyo

May 14 2021 Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhinaca…