Author: QOL Contributor
Tababarkaan lagu baranayay habraaca ka hortagga danbiyada iyo baaristooda oo Gaalkacayo loogu soo gaba gabeeyay.
May 6, 2021 Tababarkaan oo soconayay muddo 12 maalmood ah isla markaana ahaa mid lagu baranayay habraaca…
Raisal wasaare Rooble Oo Kormeeray Goobihii Ay Ka Bexeen Ciidanka Bad-Baado Qaran
May 6, 2021 Ra’iisul-wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Guddigii uu u magaacabay…
Wakaaladda Qatar ee QNA oo shaacisay in Wasiirka Maaliyadad Qatar la xiray, si loo weydiiyo su’aalo ku saabsan musuq-maasuq
May 6, 2021 Wakaaladda Wararka Dowladda Qatar ee QNA ayaa maanta shaacisay in Wasiirka Maaliyadad Qatar, Ali…
Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed iyo taliyaha Booliska Gobolka Baay oo la afuray ciidanka ku jira sugida amniga
May 6, 2021 Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) oo…
Gantaalkii weynaa ee Shiinaha ka baxsaday oo la filayaa inuu dhammaadka isbuucan ku soo dhaco dhulka
May 6, 2021 Gantaalkii weynaa ee Shiinaha ee faraha ka baxay ayaa la filayaa inuu dhammaacka isbuucan…
Jared Kushner oo sodog u ah Trump oo dhisaya koox ka shaqeysa sare u qaadidda xiriirka Carab ah iyo Israel
May 6, 2021 Jared Kushner, oo qaba Evanka Trump oo ah gabadha madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald…
Magaalada London oo saakay loo dareeray doorashooyinka golaha deegaanka iyo Duqa magaalada
May 6, 2021 Magaalada London waxaa saaka loo dareeray doorashooyinka golaha deegaanka iyo Duqa magaalada, waxaana codbixintaas…
Hey’adaha Qaxootiga oo sheegtay in 500 qof sannadkaan oo kaliya ku dhinteen Tahriibka
May 6, 2021 Sida ay sheegeen hey’adaha Qaramada Midoobay, ilaa iyo 500 oo qof ayaa sannadkaan oo…
Dagaal culus oo degmada Ceelwaaq ku dhexmaray Ciidamada Kenya iyo Ururka Al-Shabaab.
May 6,2021 Wararka ka imaanaya saakay degmada Ceelwaaq oo ka tirsan Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas…
Siroonka Itoobiya oo shegay in ay ka hor tageen afganbi lagu dhisi lahaa dowlad kumeel-gaar ah
. May 6,2021 Saraakiisha Siroonka dowladda Itoobiya ayaa Bayaan ay soo saareen ku tsheegeen in koox isku…
27-kii ardayda laga afduubay mac’had lagu barto dhirta waqooyiga Nigeria oo la sii daayay.
May 6,2021 27-kii hartay ardayda laga afduubay mac’had lagu barto dhirta ee ku yaalla gobolka waqooyiga Nigeria…
Dowlada Mareykanka oo cadaadis ku saareysa Madaxda Soomaalida qabsoomida doorasho xor iyo xalalaal ah
May 6,2021 Dowlada Mareykanka ayaa cadaadis xoogan ku saareysa hogaamiyaasha Soomaalida qabsoomida doorasho xor iyo xalalaal ah,…