Author: QOL Contributor
Afhayeenka Itobiya oo ku tilmaamay hadal ka soo Yeeray Suudaan wax lagu Qoslo.
May 5-2021 Wasaarada Arimaha dibadda Sudan ayaa dhawaan sheegtay in hadii Itoobiya ka baxdo heshiisyada biyo xireenka…
Benjamin Netanyahu Ra’iisal wasaaraha Israa’iil, oo noqday hogaaminaya ugu mudada dheeraa Dalkaas
May 5-2021 Shan iyo tobankii sano ee uu Benjamin Netanyahu ra’iisal wasaaraha ka ahaa Israa’iil, waxa uu…
Heshiis nabadgelo oo laga gaaray dagaalkii ka dhacay deegaannada Soomaalida iyo Oromada
May 5-2021 Waxaa magaalada Jig-jiga ee dowlad degaanka Soomaalida lagu qabtay shir lagaga wada xaajoonayo adkaynta nabadgelyada…
Qandaraaslayaal Qasaare dhimasho ka soo gaartay Qarax ka dhacay Xadka Kenya iyo Somaliya
May 5-2021 Wararka ka imaanaya saakay xadka ay wadaagaan wadamada Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegaya in halkaas…
Raisal Wasaare Rooble oo lagu wado in uu gaaro Sacuudiga si uu u soo Cimresto.
May 5-2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa la waxaa filayaa in Maalinta Jimcaha ah…
Manchester City oo gaartay kama-dambeysta koobka kooxaha horyaallada Qaaradda Yurub ee Champions League
May 5-2021 Kooxda K/cagta Manchester City ayaa markii ugu horreyay gaartay kama-dambeysta koobka kooxaha horyaallada Qaaradda Yurub…
Xildhibaan Odowa “ Saadaq joon Qabiil ayaan ku difaacaa waa sax Xildhibaankiisa ayaan ahay
. May 5-2021 Xildhibaan Odowa ayaa waraysi kulul siiyay telefishanka Dalsan , waxa uuna uga hadlay xaalada…
Derek Chauvin oo ahaa askarigii dilay George Floyd oo mar kale dalbaday Maxkamadayn Cusub.
May 5-2021 Derek Chauvin oo ahaa sarkaal ka tirsanaa booliska magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota oo u…
Midowga Yurub oo diiday in ay kormeerayaal u diraan Doorashada baarlamaanka Ethiopiaka dhacayso June
May 5-2021 Afhayeen u hadlay Midowga Yurub ayaa sharraxaad ka bixiyay sababta Midowga Yurub u go’aansaday in…
Dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo saakay ka socda B/weyne
May 5-2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in uu halkaas…
Wado dhex marta degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley ee magaalada Muqdisho oo la saaray laami cusub.
May 4, 2021 Wadada Jaalle Siyaad loo yaqaan ee dhexmarta degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley ee magaalada Muqdisho…
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday oo kulan afuro ah la qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed .
May 4, 2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka kulan afuro ah…