Author: Ali
Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada ku Qaabilay Wafdiga Jabuuti ee Kasoo Qeyb Galay Xuska1-da Luuliyo
Muqdisho, 2-da Luulyo, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdiga…
Madaxweyne Farmaajo “waxaan diyaar u nahay inaan soo celinno wada-hadalladii Somaliland”
Muqdisho, 1-da Luuliyo, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad…
Madaxweyne Gaas ”Waxaan rajeynayaa in Soomaaliya ay mid noqota”
Muqdisho | QOL | July 01, 2018 – Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka…
Madaxweynaha Jubbaland oo ugu baaqay DFS & Dowlad Goboleedyada inay u midoobaan dagaalka Shabaab
Muqdisho | QOL | July 01, 2018 – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland wuxuu sheegay in xornimada wadanka ay dadaal…
Warar dheeraad ah hoobiyeyaal ku soo dhacay xaafad ka tirsan Mqudisho
Muqdisho | QOL | July 01, 2018 – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya tiro hoobiyayaal ah oo…
Nabadoon caan ah oo lagu dilay Muqdisho
Muqdisho | QOL | July 01, 2018 – Rag ku hubeysnaa Bastoolado ayaa xalay waxa qeybo ka mid…
Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo Ku Aaddan 1-da Luuliyo u Diray Shacabka Soomaaliyeed
Muqdisho | QOL | 1-da Luulyo, 2018 – Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhammaan…
Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Lagu Soo Dhaweeyay Mourutania
Nouakchott, June 30, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania Yahya Ould Hademine, ayaa magaalada Nouakchott…
Madaxweyne Farmaajo oo faray Baarlamaanka Soomaaliya in ay kaalintooda sharci ka qaataan hirgelinta Hay’adda Qaran ee Naafada
Muqdisho, 30ka Juunyo, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno…
Qaar ka mid ah maamul Goboleedyada oo taageeray xubnaha Guddiga Isgaarsiinta Qaranka
Muqdisho | QOL | June 29, 2018 – Qaar ka mid ah Maamul goboleedyada dalka ka jira…
Guddiga qaban qaabada maalmaha xorriyadda oo booqday Wasaaradda Gaashaandhigga
Muqdisho | QOL | June 29, 2018 – Wasiirka Wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya,…
Jubbaland oo soo bandhigtay rag ka soo goostay Shabaab
Muqdisho | QOL | June 29, 2018 – Taliska Ciidanka Nabad Sugidda maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo…