Author: Ali
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqday Wasaaradda Caafimaadka..
Muqdisho | QOL | 13 April,2018 —- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer booqsho ah ku…
Maxaa sababay qabsoomid la’aantii kulanka Baarlamaanka maanta?
Muqdisho | QOL | April 11, 2018 – Iyadoo lagu balansanaa in maanta oo ku aadan 11…
Dowlada Soomaaliya oo u jawaabtay Imaaraadka Carabta
Muqdisho | QOL | April 11, 2018 – Dowladda Soomaaliya ayaa si kulula uga jawaabtay cambaarayn uga…
Wasaaradda Gaashaandhigga oo la wareegeyso Ciidamada ay tababareen Imaaraadka
Muqdisho | QOL | Arpil 11, 2018 – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa…
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo tababar u furtay qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda
Muqdisho | QOL | April 11, 2018 – Tababar ku saabsan sare u qaadidda tayada howlaha maamulka…
Duqa Muqdisho oo la kulmay Duqa Ankara
Ankara | QOL | 10 April, 2018 – Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan…
Madaxweyne Farmaajo “Go’aanka uu qaatay Jawaari waa mid taariikhi ah”
Muqdisho | QOL | 10ka Abriil, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey…
Dowladda Soomaaliya oo magacawday Guddi iskaashi iyo wadashaqeyn la sameeya Hey’addaha UN-ka
Muqdisho | QOL | April 10, 2018 – Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dhismaha dhismaha guddiga xiriirka…
Somalia parliament speaker quits as Gulf rivalries boil
Tensions in parliament risked violence Gulf crisis fuelling domestic political tensions-analyst $9.6 million in cash seized off…
Gudoomiye Jawaari “waan iska casilay xilka guddoomiyaha baarlamaanka”
Muqdisho | QOL | April 9, 2018 – Gudoomiyaha aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan…
Will the Somali Government take legal ACTION against UAE or will be silent as usual?
Mogadishu | QOL | April 9, 2018 – Whatever goes around comes around! when UAE Cargo plane…
Duqa Muqdisho oo safar shaqo ku jooga Ankara ayaa kulamo la qaatay Mas’uuliyiin kala duwan
Ankara | QOL | 09 April, 2018 – Guddoomiyaha Gobolka Benaadir, ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng.Yarisow) iyo…