Author: Ali
Shir Looga Hadlayo Amniga Qaranka Oo Maanta Ka Furmaya Muqdisho
Muqdisho | QOL | December 3 2017 – Sida uu qorshaya yahay, maanta oo Axad ah ayaa lagu…
Munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiiyay 8 Xisbi siyaasadeed oo ka dhacday Muqdisho
Muqdisho | QOL | Disembar 04, 2017 – Guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka ayaa munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho…
Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo soo bandhigay waxqabadkooda
Muqdisho | QOL | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qeyb-galay…
Muqdisho | QOL | Disembar 03, 2017 – Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in heshiis horudhac…
Warbixin Mareykanka Uu Ka Soo Saarey Xaaladda Soomaaliya
War ka soo baxay taliska ciidamada militariga Mareykanka ee Afrika ee (Africom) ayaa siweyn loogu ammaanay rajada…
Wasiirka Gaashaandhiga oo xilka la wareegayo
Munaasabadan uu xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh…
Madaxweynaha Jubbland Axmed Madoobe oo Muqdisho soo gaaray
Muqdisho | QOL | December 2 | Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray…
Dood cilmiyeed looga hortagayo fikirka Xagjirka ah oo lagu qabtay Magaaladda Muqdisho
Muqdisho | QOL | 01-Dec-2017 – Dood cilmiyeedkaan looga hadlayey ka hortaga fikirka Xagjirka ah oo lagu…
Sawirro:-Dowladda Oo Soo Bandhigtay Qorsho Cusub Oo Askari Walba Ku Qaadanayo Mushaarkiisa
Muqdisho | QOL | Nov 30, 2017 Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta…
Ciidamada Xoogga Dalka oo Baladul Amiin ku qabtay hub iyo waxyaabo Qarxa
Kadib howlgalkii ay Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab Xoogga shalay Al-shabaab kagala wareegeen degaanka Baladul-Amiin ee hoostaga…
Dhageyso:-Wasiirka Amniga Oo U Digay Wariyayaasha Aflagaadeeya Madaxda Dowladda
Wasaaradda Amniga gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixisaya amarro cusub oo ku aadan sidii loo xoojin…
Shir looga hadlayey la dagaalanka fikirka Xagjirka ah oo Magaaladda Muqdisho lagu qabtay
Muqdisho | QOL | November 28 2017 | Shirkaan oo looga hadlayey ka hortaga fikirka xagjirka ah,…