Author: Bashiir Barre
Wafdi ka socda dowladda Zambia oo soo gaaray Hargeysa
Muqdisho, April 05, 2021–Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda dalka Zambia Gavin Lubinda, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta soo…
QM oo baaq adag u dirtay Madaxda dowladda & dowlad Goboleedyada
Muqdisho, April 05, 2021–Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweeysay oo taageertay shirkii Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada muqdisho…
Cumar Cabdirashiid oo ka digey burbur ku yimaada wada-hadallada doorashada
Muqdisho, April 05, 2021–Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya kana mid ah Xildhibannada Aqalka Sare ee mudada xilheyntooda…
Maamulka K/Galbeed oo sheegay inay dileen Xubno Shabaab oo Miino Aasayay
Muqdisho, April 05, 2021–Ciidamo ka tirsan kuwa daraawiishta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo qorsheysan oo ka…
Puntland oo sheegtay in degaannadeeda uu ku kordhay kiisaska COVID-19
Muqdisho, April 05, 2021–Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa…
Itoobiya oo shaacisay xilliga ay bilaabi doonaan Tamarta Korontada ee Biyo-xireenka GERD
Muqdisho, April 05, 2021–Wasiirka Biyaha, Waraabka iyo Korontada ee dalkaasi, Selshi Bekele waxa uu shaaciyey inuu dalkiisa…
Dad Abaar ugu dhintay dowlad degaanka Soomaalida
Muqdisho, April 05, 2021–Wararka ka imaanaya degmada Maa’iso ee gobolka Sitti ee dawlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya…
Dowladda Soomaaliya oo Boqorka Urdun ku taageertay Walaalkiis uu xiray
Muqdisho, April 05, 2021–Dowladda Soomaaliya ayaa taageero u muujisay boqor Cabdallaha Urdun kadib tallaabada lagu xiray walaalkii…
Kenya oo gacanta ku dhigtay Soomaali ka ganacsaneysay waxyaabaha maanka dooriya
Muqdisho, April 05, 2021–Waaxda Hay’adda dambi baarista dalka Kenya ee loo soo gabiyo (DCI-da) ayaa qoraal ay …
Dowladda oo War cusub kasoo saartay dagaalkii Shabeellaha Hoose
Muqdisho, April 03, 2021–Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xuluumadda xilgaarsiinta Xasan Xuseen Xaaji ayaa boogaadiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya…
Dad horleh oo Gobolada dalka ugu geeriyooday Cudurka COVID-19
Muqdisho, April 03, 2021–Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska…
Wararkii ugu dambeeyay qaraxa ka dhacay Magaaalada Muqdisho
Muqdisho, April 03, 2021–Qof la sheegay in uu isku sooxiray waxyaabaha qaraxa ayaa isku qarxiyay Maqaaxo dadka…