Author: Bashiir Barre
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo sheegay in loo diiday ka qeyb-galka shirarka doorashada
Muqdisho, 24da Maarso, 2021-Weli waxaa Muqdisho ka taagan ismari-waaga ku aaddan doorashada xilligeedii ka dib dhacday. Shir…
Janan oo xaqiijiyay in uu la heshiiyay dowladda Soomaaliya kuna wajahan yahay Beled-Xaawo
Muqdisho, 24da Maarso, 2021–Wasiirkii Amniga Mamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan cabdinuur Janan ayaa xaqiijiyay in uu heshiis la…
Axmed Madoobe oo xilkii ka qaaday Wasiirkii Amniga Jubbaland ( Wareegto)
Muqdisho, 24da Maarso, 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xilkii waxaa uu ka qaaday Wasiirkii…
Kuuriyada Waqooyi oo gantaallo tijaabisay
Muqdisho, 24da Maarso, 2021Qalabka Warbaahinta Mareykanka ayaa Talaadadi shalay ku warramay, in Kuuriyada Waqooyi ay dhammaadki todobaadki…
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah
Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdirisaaq ayaa…
In ka Badan 10 Ruux oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay India
Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Ugu yaraan 13 qof, oo badankood haween yihiin, ayaa ku dhintay shil gaari oo…
Maxaa kajira in Cabdirashiid Janan uu heshiis la galay Dowladda Soomaaliya?
Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa aad loo hadal haayay in Wasiirka Amniga Jubbaland…
Shir laga yeeshay Amniga Boosaaso kadib falal amni darro oo ka dhacay
Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta shir gudoomiyay shirka…
Somaliland oo shaacisay kiisas hor leh oo ku saabsan cudurka Covid-19
Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Wasaaradda caafimaadka ee Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madax bannaanida ee Soomaliland ayaa sheegtay in…
Qarax Dad Ku Dhinteen oo ka dhacay Shiinaha
Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Wararka ka imaanaya Dalka Shiinaha ayaa sheegaya in 4 Qof ay ku dhinteen, shan…
Toogasho dad badan ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka
Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Nin hubeysan ayaa dilay 10 qof oo uu ku jiro askari ka tirsan booliiska…
Ciidamada Haramcad oo sameeyay howlgallo dad lagu qab qabtay
Muqdisho, 23da Maarso, 2021–Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa howlgallo dad lagu qabqabtay waxaa…