Author: Bashiir Barre
Galmudug oo ku dhawaaqday howlgal ka dhan ah Al-Shabaab
Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay in ciidamada Ammaanka maamulka Galmudug ay qaadi doonaan howlgallo…
Musharax Daahir Geelle” Hoggaan waxaan ka aaminsanahay masaalixda ummadda ee kala gaddisan hannaan la isugu keeni karo”
Muqdisho, 17da Maarso, 2021–Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in umadda Soomaaliyeed ay u baahan tahay…
Guddiga lagu muransan yahay oo soo saaray war ku saabsan doorashada
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Guddiga lagu muransan yahay Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo dhaweeyay kulanka loo madlan…
Dacwada badda Soomaaliya oo maanta mar kale bilaabatay
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Maanta oo Talaado ah waxaa mar kale dib uga billaabatay maxkamadda caddaaladda adduunka ee…
Talaalka Covid19 oo gaaray Puntland
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Waxaa maanta soo gaaray magaalada Garowe qeybtii koobaad ee tallaalka COVID-19 kana timid xarunta…
Midowga Musharaxiinta iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Qaar oo Kulmay
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Gudoomiyaha Golaha Midowga Musharaxiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Axmed ayaa Maanta kulan…
Axmed Madoobe “Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqayaa in si wadajir ah loogu midoobo difaaca Baddeena”
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Madaxweynaha maamulka Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa sheegay in Xukuumada iyo Shacabka Jubaland…
Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay wakiilka QM
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maanta soo gaaray magaalada Muqdishu…
Maxaa ka jiraa in Kenya lagala wareegi doono dekedda Mombasa?
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Wasiirka maaliyadda Kenya Ukur Yatani ayaa beeniyay wararka sheegayo in Kenya ay qarka u…
Saldhigga Mareyknaka ee Ciraaq oo La Weeraray
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Toddoba gantaal ayaa Isniintii lala beegsaday saldhig marti-geliya ciidamada Mareykanka oo ku yaalla waqooyiga…
Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19 ee la keenay dalka
Muqdisho, 16da Maarso, 2021–Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19…
Sharaxaad:- Badda Soomaaliya ee Kenya muranka galisay
Muqdisho, 15da Maarso, 2021–Isniinta maanta ah, maxkamadda ugu saraysa ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay…