Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Amniga“Saraakiishii iyo ciidamadii ku lugta lahaa dilkii guddoomiyaha degmada Hodan gacanta ayaa lagu dhigay”

Muqdisho | QOL | January 21, 2021—Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Den iyo Beesha Caalamka oo ka wada hadlay muranka doorashooyinka

Muqdisho | QOL | January 21, 2021—Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hab maqal iyo muuqaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda iyo Hirshabeelle oo ka wada hadlay hirgelinta mashaariicda

Muqdisho | QOL | January 21, 2021—Wasiirka wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga xukumadda federaalka Soomaaliya Amb.Jamaal Xasan…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkadda Facebook oo u hagaansantay cadaadiska Turkiga

Muqdisho | QOL | January 21, 2021—Facebook ayaa ku dhowaaqday inay billaabeyso hanaan ay ku magacaabeyso wakiil…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiil iyo Askar loo xiray dilka Guddoomiyihii degmada Hodan

Muqdisho | QOL | January 21, 2021—Iyada oo xalay Saqdii dhexe lagu dilay Magaalada Muqdisho gaar ahaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Arrimo Dibadeed oo u geeriyooday Coronavirus

Muqdisho | QOL | January 20, 2021—Afhayeenka madaxtooyda dalka  Zimbabwe ayaa sheegay in wasiirkii arrimaha dibadda ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Musharixiinta oo ka digay in la siyaasadeyo Arrinta dhalinyarada ku maqan Ereteriya

Muqdisho | QOL | January 20, 2021—Afhayeenka Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya Ridwaan Xeris Maxamed ayaa sheegay inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Gaalkacyo oo rasaas ku kala Eryay banaanbaxayaal

Muqdisho | QOL | January 20, 2021—Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Koonfurta Magaaladaas waxaa Maanta ka dhacay banaanbax…

Posted in WARARKA MAANTA

Trump oo cafis u fidiyay dad farabadan

Muqdisho | QOL | January 20, 2021—Madaxweynaha xilka kasii degayo ee Mareykanka Donald Trump ayaa cafis u…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir hore oo geeriyooday & Puntland oo ka hadashay

Muqdisho | QOL | January 20, 2021—Waxaa geeriyooday Wasiirkii hore ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Puntland Cabdi…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Gobolka Hiiraan oo si kulul uga hadlay Colaad Beeleedyada

Muqdisho | QOL | January 20, 2021—Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa wax lagu xumaado…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

Muqdisho | QOL | January 20, 2021—Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan…