Author: Bashiir Barre
Taliska Howlgalka Amisom oo kulan ka yeeshay Ammaanka doorashooyinka Dalka
Muqdisho | QOL | November11, 2020 –Taliyaha guud ee ciidanka Amisom ,sareeye guud Diomede Ndegeya, ayaa maanta…
Dood ka dhalatay hadal uu ka sheegay Ra’iisul wasaare ku xigeenka Musharaxiinta xilka Madaxweynaha
Muqdisho | QOL | November11, 2020 –Qaar ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa…
Sawiro:-Wasiir Lutfi Oo Dhuusamareeb Ka Dahaafuray Shir Looga Hadlayay Arrimaha Dastuurka Dalka
Muqdisho | QOL | November 09, 2020 –Wasiir Ku xigeenka Dastuurka mudane Lutfi Sherrif Mohamed iyo wafdigiisa…
Maamulka Hir-Shabeelle oo ka hadlay weerarkii dadka lagu dilay
Muqdisho | QOL | November 09, 2020 –Sii hayaha Xilka Madaxweyne kuxigeenka ahna Musharax Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali…
Guddoomiye Cumar Filish oo ku dhawaaqay digiin ku socota Shacabka Muqdisho
Muqdisho | QOL | November 09, 2020 –Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Magalada Muqdisho Cumar Maxamuud…
Madaxweynaha Gobolka Tigreega oo ku baaqay xabad joojin
Muqdisho | QOL | November 09, 2020 –Madaxweynaha maamulka Tigreega Debretsion Gebremichael ayaa lagu soo warramayaa in…
Ciidamo ku baxay degaankii dadka lagu dilay ee degmada Warsheekh
Muqdisho | QOL | November 09, 2020 –Ciidamo ka tirsan Millateriga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 27aad ayaa…
Dowladda Soomaaliya & Hay’adda FAO oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah
Muqdisho | QOL | November 09, 2020 –Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Jamaal Maxamed…
Kenya oo bilaawday qorsho ay ku dooneyso in looga qaado Xayiraada qaadka
Muqdisho | QOL | November 09, 2020 –Xoghayaha Arrimaha dibadda Kenya Secretary Macharia Kamau ayaa sheegay in…
Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya & Xubno kale oo gaaray Hobyo
Muqdisho | QOL | November 09, 2020 –Magaalada hobyo ee Galmudug waxaa Maanta gaaray Wafdi uu hoggaaminayo…
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo kasoo horjeestay guddiga uu xalay Magacabaay RW Rooble
Muqdisho | QOL | November 09, 2020 –Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa kasoo horjeestay…
Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ansixiyay Guddiga doorashada Madaxweynaha & kuxigeenkiisa
Muqdisho | QOL | November 07, 2020 –Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa maanta kulan koodii caadiga…