Author: Bashiir Barre
Inta badan Wasiirada cusub ee Rooble oo xilalka la wareegay
Mogadisho | QOL October 27| 2020—Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda faderaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa…
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo amarsiiyay gudoomiyeyaasha gobolada
Mogadisho | QOL October 27| 2020—Ku-simaha madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ahna madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan…
Banaanbax looga soo horjeedo Faranciiska oo ka dhacay Somaliland
Mogadisho | QOL October 27| 2020—Magaalada Burco ee Somaliland waxaa ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo dalka…
Tirada dadka Soomaalida ee uu ku dhacayo Covid-19 oo kordhaya
Mogadisho | QOL October 27| 2020—Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin hor leh…
Faahfaahin dilal iyo Qarax ka dhacay Kaxda
Mogadisho | QOL October 27| 2020—Kooxo hubeysan ayaa gudoomiye waaxeed ku dilay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir…
Madaxweyne Qoorqoor iyo wakiilka QM oo kulan yeeshay
Mogadisho | QOL October 27| 2020—Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mr. James Swan,…
Arday jaamacadeed oo loo xiray inay banki jabsadeen
Mogadisho | QOL October 27| 2020—Labo arday oo jaamacad dhigta ayaa la xiray kaddib markii lagu eedeeyay…
Ra’iisul Wasaare kuxigeenkii hore ee Soomaaliya oo gaaray Hargeysa
Mogadisho | QOL October 25| 2020—Wararka aan ka heleyno Magaalada Hargeysa ee degaannada Soomaaliland ayaa waxaa ay…
Wafdi gaaray degmada Xudur & soo dhaweyn loo sameeyay
Mogadisho | QOL October 25| 2020—Wafdiga oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha wakiiladda…
Madaxweynaha Somaliland oo Go’aan ka gaaray in uu hargeyso tago Maxamed Cumar Carte
Mogadisho | QOL October 25| 2020—Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in uu aqbalay codsi uu…
Carro ka dhalatay hadal uu Macron ugu gefay Islaamka
Mogadisho | QOL October 25| 2020—Dunida Islaamka ayaa waxaa sare uga sii kacaya baaqyo ku aadan in…
Madaxweynaha Galmudug & Taliyaha Booliska Soomaaliya oo kulan yeeshay
Mogadisho | QOL October 25| 2020—Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa gaaray wafdi saraakiil ah…