Author: Bashiir Barre
Madaxweyne Qoorqoor oo kulan la yeeshay Safiirka Mareykanka
Mogadisho | QOL | September 12 2020—Madaxweynaha Galmudug MD Axmed Cabdi Kaariye, ayaa magaalada Muqdishu kula kulmay…
Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb galay Aaska Gudoomiyihii rugta Ganacsiga
Mogadisho | QOL | September 12 2020—Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qaybgalay Aaska…
Xubno ka mid ah Al-Shabaab oo la sheegay in ay u gudbeen dhanka Somaliland
Mogadisho | QOL | September 12 2020—Ilo ka tirsan laamaha amniga maamulka Puntland ayaa xaqiijiyay in xubno…
Wadahadalladii Nabadeed ee Afganistaan oo ka furmay Dooxa
Mogadisho | QOL | September 12 2020—Waxaa maanta magaalada Dooxa ee dalka Qadar ka furmay wadahadalladii nabadda…
Dowladda Canada oo shaacisay in Markii ugu horreysay Kiisaska dhimashada Covid 19 laga waayay
Mogadisho | QOL | September 12 2020—Kanada ayaa shaacisay in markii ugu horreysay dalkeeda laga waayay dhimashada…
Madaxweynaha Jubbaland oo amray laamaha Amniga baaritaanada Qaraxii Kismaayo
Mogadisho | QOL | September 12 2020—Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay…
Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Peru oo la meelmariyay
Mogadisho | QOL | September 12 2020—Congress-ka Peru waxay u codeeyeen in la furo dacwada xil ka…
Ammaanka Magaalooyinka Somaliland oo si weyn loo adkeeyay
Mogadisho | QOL | September 12 2020—Wararka naga soo gaaraya Magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Boorame ayaa waxa…
Kulamo Muqdisho xalay ku dhexmaray Madaxda maamulada qaar
Mogadisho | QOL | September 12 2020—Madaxweynahaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa xalay martigaliyay kulamo gaar…
Faahfaahino kasoo baxaya Safarka Qarsoodiga ah ee Qoorqoor ku tagay Nairobi
Mogadisho | QOL | September 12 2020—Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa shalay Safar deg deg…
Dugsiyada Gobolka Banaadir oo jawaab kulul ka bixiyay hadalkii Wasiir Goodax Barre
Mogadisho | QOL | September 10 2020—Dugsiyada Xubnaha ka ah Dalladda Waxbarashada ee SAFE ee gobolka Banaadir…
Sacuudiga oo sheegay in uu ka hortagay Gantaalo lagu soo weeraray
Mogadisho | QOL | September 10 2020—Isbaheysiga Sacuudiga hogaamiyo ee dagaalka ka wada Yeman ayaa maanta Khamiis…