Author: Bashiir Barre
Booliska Caabudwaaq oo qabtay waxyaabaha maanka dooriya
Mogadisho | QOL | August-22-2020–Ciidamada Booliiska iyo Millitariga oo is kaashanaya ayaa howlgal ay ka sameeyeen Degmadda Caabudwaaq…
Shiinaha oo la sheegay in uu qorsheeyay qabsashada maamulka Twain
Mogadisho | QOL | August-22-2020-Sarkaal ka tirsan CIA Mareykanka ayaa sheegay in dowladda Shiinaha ay qorsheysay in labo…
Madaxweyne Muuse Biixi oo qaabilay Wakiilka Itoobiya u soo Magacowday Somaliland
Mogadisho | QOL | August-22-2020–Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Wakiilka cusub ee…
Xisbiga Wadajir oo ku baaqay in la dhimo Ergada dooraneysa Xildhibaanada
Mogadisho | QOL | August-22-2020–War Saxaafeed kasoo baxay Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame lagu sheegay…
Xil Wareejin ka dhacday Hiiraan
Mogadisho | QOL | August-22-2020–Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa goor dhow lagu qabtay xilwareejinta Guutadda 5-aad…
Duqii hore ee Muqdisho oo ka hadlay Sababta looga reebay heshiiskii Dhuusamareeb 13-ka Senator ee gobolka Banaadir
Mogadisho | QOL | August-22-2020–Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa soo dhaweeyay qodobadii kasoo baxay…
Ganacsatada Jaadka Kenya oo dalbaday in xadka loo furo si ay u marsiiyaan Qaadka
Mogadisho | QOL | August-22-2020–Xubnaha Golaha Deegaanka Caucus ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay dib u furto…
Hoggaamiyaha Mucaaradka Ruushka oo la sheegay in la sumeeyay
Mogadisho | QOL | August-20-2020–Diyaarad sidday siyaasi caan ah oo Ruushka u dhashay ayaa la sheegay in uu…
Wararka Puntland oo faahfaahisay dagaal lagu qabtay xubno ka mid ah Al-Shabaab
Mogadisho | QOL | August-20-2020–Maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac…
Wasiir Cawad “Gobolka Shiinaha katirsan ee Taiwan waxa aan u sheegeynaa in uu faragelinta ka daayo Soomaaliya”
Mogadisho | QOL | August-19-2020–Sii hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Danjire Axmed Ciise Cawad oo la hadlay Laanta…
SAWIRO:-Banaanbax ka dhacay Magaalada Baydhabo
Mogadisho | QOL | August-19-2020–Qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ee Maamulka…
Ciidamo farabadan oo lagu daadiyay wadooyinka Beled-Xaawo
Mogadisho | QOL | August-19-2020–Ciidamada oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay geysay Gobolka Gedo oo ah Ciidamada…