Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa looga hadlaya kulanka Golaha Shacabka ee berri?

Mogadisho | QOL | August-03-2020- Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa berri taariikhduna ku beegan tahay 3/8/2020 waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaali ku xayirnaa dalka Iiraan oo Muqdisho la keenay

Mogadisho | QOL | August-02-2020- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay dalka dib loogu soo celiyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso:- Sababta Safiirka Shiinaha ee Somalia u tegay Hargeysa & kulamo uu wado

Mogadisho | QOL | August-02-2020- Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u qaabilsan Somalia Amb. Qin Jian ayaa xalay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Khilaaf ka dhex curtay dowladaha Kenya & Tanzania

Mogadisho | QOL | August-02-2020- Khilaafkaan ayaa waxaa u salka ku hayaa Arrimo la xiriira dhinaca duulimaadka,waxaana Hay’adda…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowladda & kuwa Jubbaand oo howlgal qorsheysan fuliyay

Mogadisho | QOL | | August-02-2020-   Ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 43aad oo ay wehlinayeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Deni oo shaaciyay qorsho Cusub ay la tagayaan Shirka Dhuusamareeb

Mogadisho | QOL | Auus-02-2020 15-ka Bishaan ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madasha Xisbiyada oo ka horyimid Go’aanada ay soo saaraan Wasiirada xilka siihaya

Mogadisho | QOL |Auus-02-2020-Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku mideysan yihiin Lix Xisbi Siyaasadeed oo ay hoggaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Deni oo Sharci darro ku tilmaamay Shan Xubnood oo Golaha Wasiirada xilka siihaya Magacaabeen

Mogadisho | QOL|Auus 02-2020-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Gaalkacyo uga qeybgalay munaasabadda xuska sanad-guurada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabay Wasiiro Cusub

Mogadisho | QOL|Auus 02 2020-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa xilka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qadar oo lagu eedeeyay ku lug lahaanshaha qorshii xilka looga tuuray Xasan Cali Kheyre.

Mogadisho | QOL |  July 30-2020-Dowladda Carbeed ee Qadar ayaa kaalin ku lahayd qorshihii xilka looga tuuray Xasan…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga oo ku hanjabay in uu jawaab ka bixinayo weerar lagu qaaday Ciidamadiisa

Mogadisho | QOL |  July 30-2020-Wasiirka Difaaca Turkiga Hulusi Akar, ayaa sheegay in waddankiisu uu sii wadi doono…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland oo digniin kasoo saaray dagaal Beeleedyada

Mogadisho | QOL |  July 30-2020Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in xilliyada qaar ay deegaananda soomalailand…