Author: Bashiir Barre
Shiinaha oo soo saaraya baabuur aan fayrasku gudahooda geli karin
ogadisho | QOL | May 03 2020–Shirkadaha baabuurta sameeya ee Shiinaha ayaa bilaabay qorshe ay ku doonayaan…
Jubbaland oo dowladda dhexe ku eedeeysay Tilaabooyin sharciga baalmarsan in ay ka waddo Gedo
Mogadisho | QOL | May 02 2020–Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Gen….
Baarlamaanka Puntland oo 10,000$ ugu deeqay Gurmadka Qardho
Mogadisho | QOL | May 02 2020–Golaha Wakiillada maamulka ayaa deeq lacageed ku wareejiyey gudiga gurmadka ee…
Spain oo fududaynaysa xaaladaha deg dega ah ee Xayiraadda
Mogadisho | QOL | May 02 2020–Dhamaan reer Isbaanishka ayaa loo oggol yahay inay aadaan socod ama…
Gudoomiyaha baarlamaanka Koonfur Galbeed oo xilka lagu wareejiyay
Mogadisho | QOL | May 02 2020–Munaasabad Kooban oo xil wareejin ah ayaa ka dhacdey Xarunta Baarlamanka…
Dowladda Soomaaliya oo u mahadcelisay Shacabka iyo dowladda Turkiga
Mogadisho | QOL | May 02 2020–Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawsiya…
Qoor Qoor oo qaabilay Guddiga qaran ee la Tacaalidda Covid 19
Mogadisho | QOL | May 02 2020–Madaxweynaha Galmudug ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Xubno ka socday Xafiiska R/wasaaraha…
Dowladda Soomaaliya oo ka digtay Roob mahiigaan ah
Mogadisho | QOL | May 02 2020–Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Soomaaliya ayaa manta soo saartay…
Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Fatahaada Degmadda Qardho
Mogadisho | QOL | April 28- 2020–Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-gudoomiyey shir looga hadlayey…
Axmed Madoobe iyo Xubno kale oo Kismaayo kusoo laabtay
Mogadisho | QOL | April 28- 2020–Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo…
Dad lagu la’aa daadadka Magaalada Khardho oo la helay
Mogadisho | QOL | April 28- 2020–In ka badan 10 Ruux ayaa lagu la’aa daadadka ka dhashay…
Cabsi la xiriirta fatahaada Wabiga oo ka taagan Sh/Dhexe
Mogadisho | QOL | April 28- 2020–Deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa xilligaan ka…