Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Xiisad dagaal oo ka Taagan duleedka Magaalada laascaanood

Wararka ka imaanaya  gobolka Sool ayaa sheegaya  in Dhaq Dhaqaaqyo Ciidanka ay ka jiraan duleedka Waqooyi ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’addaha Amniga Uk oo baaris ku wada Xubno looga shakiyay in ay Daacish ka tirsan yihiin

Wargeyska Daily  Mail ee ka soo baxaya dalka Britain ayaa lagu daabacay war bixint l xiriirtaa  19…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamadda Xoogga dalka oo bur buriyay Fariisimo Alshabaab ay ku lahayd bariga gobolka Galgaduud

Ciidanka xooga dalka ayaa burburiyay fariisimo Alshabaab  ku lahayd  Ceel biyoodyo ku yaalla magaalo Dalxiiseedka Budbud ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ganacsade lagu dilay Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool

Wararka  ka imanaya Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay lagu dilay Magaaladaas Nin…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:MD Xasan Sheekh Oo Gaaray Addis Ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa,…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaannada laba Aqal ee BFS oo maanta sanad u buuxsantay

Hal sano ayaa maanta laga joogaa markii la dhaariyay Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyada…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:- Tababar loo soo xiray Ciidamada ilaalada Gaarka ah ee Madaxweynaha

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Magaaladda Belgrade ee Dalka Serbia Tababar…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada xoogga dalka oo Al-Shabaab kala wareegay degaano horleh & howlgallo ka socda

Ciidanka xooga dalka oo kaashanya dadka degaanka ayaa howlgallo ay saacadihii la soo dhaafay fuliyeen ayay gacanta…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo soo bandhigtay shuruudaha laga rabo Shirkadaha ka qeyb qaadanaya daabulida xujeyda Soomaaliyeed

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa fartay  dhammaan Shirkadaha Diyaaradaha ee danaynaya  inay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska Booliska G/Banaadir oo ku dhawaaqay inay xiri doonaan siyaasigii hub waaweyn ku dhex qaata Muqdisho

Taliska Boosliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay dhaqan-gelinayaan amarkii dhowaan kasoo baxay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…

Posted in WARARKA MAANTA

Shiinaha oo xayiraad ku soo rogay masuul Maraykan ah oo booqday Taiwan

Wasaaradda arrimaha debedda ee Shiinaha ayaa Khamiistii sheegtay inay cunaqabatay ku soo rogtay guddoomiyaha guddida arrimaha debedda…

Posted in WARARKA MAANTA

Mas’uuliyiin booqday degaano uu ka fatahay Wabiga Shabeelle.

Guddoomiyaha Gobolka Shabellada Dhexe ahna Duqa Magaalada Jowhar Axmed Meyre Makaraan iyo xubno ka tirsan Maamulka Gobolka…