Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Suuriya oo si buuxda ula wareegay Magaalada Xalab

Mogadisho  –February 17, -2020—Ciidamada Dawlada Suuriya ayaa si buuxda ula wareegay magaalada Xalab oo ka mid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Kenya oo xirey Nin ka digey Weeraro dhici kara

Mogadisho  –February 17, -2020—Ciidamada Booliska dalka Kenya ayaa waxaa ay Xabsiga dhigeen Nin dhawaan Bartiisa Facebook ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Daahir Geelle oo laba Arrin ku eedeeyey Madaxda Dowladda

Mogadisho  –February 17, -2020—Siyaasiga Daahir Maxamuud Geelle kana mid ah musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee doorashada soo socata…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda oo sheegtay in la diyaariyey Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab

Mogadisho  –February 17, -2020—Horinta 2aad Ururka 4aad Guutada Kumaandooska Gor-gor Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dhawaan tababar kusoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda ugu sareysa Dowladda oo tagaya Gobolka Gedo

Mogadisho  –February 16, -2020—Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegeen in maalmaha soo socdo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Ciidamo amarna siiyey

Mogadisho  –February 16, -2020—Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye(Qoor Qoor) iyo Xubno la socda ayaa maanta booqdey…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:- Ciidamo fuliyey Amar kasoo baxay Duqa Muqdisho

Mogadisho  –February 16, -2020—Waxaa si rasmi ah u dhaqan galay amarkii uu dhawaan soo saaray Guddoomiyaha gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Aadan Barre oo Hay’adda Guddiga Macalimiinta Kenya ku eedeeyay Takoor iyo awood sheegasho.

Mogadisho  –February 16, -2020—Hogaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale oo la hadlayay Macalimiin howlgab ah oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo tallaabo Millateri ugu hanjabtey Dowladda Federaalka

Mogadisho  –February 16, -2020—Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Puntland Axmed Muuse Nuur ayaa sheegay in Dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Mas’uul ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo loo xukumay Shabaabnimo

Mogadisho  –February 16, -2020—Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddi ay dirtey Dowladda oo howl ka bilaabey Beledweyne

Mogadisho  –February 16, -2020—Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Magaalada Beledweyne u dirtay Injineero…

Posted in WARARKA MAANTA

Xubno ka socda DFS & Dowlad Goboleedyada oo Shir uga socdo Muqdisho

Mogadisho  –February 16, -2020—Shir ay soo qaban qaabiyeen wasaaradda Howlaha guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,isla markaana ay…