Author: Bashiir Barre
SAWIRO: Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Canada oo kulan yeeshay
Mogadisho –February 09, -2020—Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir-doceed kula yeeshay magaalada Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha…
C/Rashiid Janan oo ka hadlay xaalka Gedo & Eedeyn loo jeediyey
Mogadisho –February 09, -2020—Wasiirka Amniga Jubbland Cabdi Rashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan) oo maalmahaan ku sugan duleedka…
Kenya oo War kasoo saartey Arrinta Janan & dalabkii Dowladda
Mogadisho –February 09, -2020—Dowladda Kenya ayaa jawaab waxaa ay ka bixisey dalabkii uga yimid dowladda Federaalka iyo…
Jubbaland oo Farriin u dirtey Beesha Caalamka
Mogadisho –February 09, -2020—Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo ku sugan duleedka…
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galaya Shir Madaxeedka Afrika
Mogadisho –February 09, -2020—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb-galaya Meertada 33-aad ee Shirka…
Wasiir Goodax Barre oo u jawaabey Ardayda Puntland
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax-barre oo markale ka hadlay khilaafka waxbarasho ee Puntland iyo dowladda federaalka…
Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Jubbada Dhexe
Mogadisho –February 09, -2020—Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa sheegay in laba duqeyn oo ay Khamiistii la…
Wararkii ugu dambeeyay Askari dad ku xasuuqay Bangkok
Mogadisho –February 08, -2020—Wararka ayaa sheegaya in askariga uu dad badan ku laayay aagga magaalada Nakhon Ratchasima…
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo sheegay in Gedo weerar lagu soo qaaday
Mogadisho –February 08, -2020—Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Beledxaawo…
Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Addis-Ababa
Mogadisho –February 08, -2020—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb-galaya Meertada 33-aad ee…
Wasiir Xuseen oo Mas’uuliyiin kala duwan kula kulmay Berlin
Mogadisho –February 08, -2020—Wafdi uu hogaaminayo Mudane Xuseen Maxamud Sheekh Xuseen Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa…
Wasiirka Caafimaadka oo kormeertay Isbitaalka Rajab Dayib Erdogan
Mogadisho –February 08, -2020—Wasiirka Caafimaadka Dr Fawziya Abiikar Nur ayaa Maanta booqasho ku tagtay Isbitaalka Rajab Dayib…