Author: Bashiir Barre
Magacaabis uu sameeyey Wasiirka Warfaafinta oo lagu celiyey
Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha rayidka ee dowladda ayaa dib ugu celiyey Wasiirka Wasaaradda Warfafainta Xukuumadda Soomaaliya…
Guddoomiye Filish”Waxaa jira Ganacsato lacago siiya Al-Shabaab
Mogadisho –January 02, 2020—-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Mgaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sheegay inay…
SAWIRO:-Banaanbax ka socda Muqdisho & Mas’uuliyiin ka qeyb-galaya
Mogadisho –January 02, 2020—-Fagaaraha dugsiga tababarka ee Janeraal Kaahiye waxaa haatan ka socda banaanbax uu soo qaban…
Madaxweyne Deni oo shaaciyey digiin ka dhan ah Ciidamada
Mogadisho –January 02, 2020—-Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Ciidamada kala duwan ee Puntland…
Xero ay ku sugan yihiin Qaxooti Soomaali ah oo Hay’adihii laga Eryay
Mogadisho –January 02, 2020—-Xerada Qaxootiga Alqaras oo ku taalla Koonfurta dalka yemen,isla markaana ay ku sugan yihiin…
Laftagareen oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-Shabaab
Mogadisho –January 02, 2020—-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa si kulul uga…
Soomaaliland iyo Korneyl Caare oo heshiis wada gaarey
Mogadisho –January 02, 2020—-Korneyl Siciid Jaamac Caare oo hoggaaminayey Jabhad dagaal kula jirta Soomalailand ayaa ogolaaday heshiis…
Madasha Xisbiyadda Qaran oo eedeyn u jeediyay NISA
Mogadisho –January 02, 2020—-War kasoo baxay Madasha xisbiyada qaran ayaa looga hadlay war kasoo baxay dhawaan Hay,adda…
Sawiro:-Raysulwasaare Kheyre oo soo afmeeray Rabitaankii Odayaasha Dhaqanka .
Dhuusemareeb –January 1, 2020Kadib kulan galinkii dambe ee maanta ay yeesheen Odayaasha Dhaqanka Ceyr , Wasiirka Arimaha…
SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xirey Ciidamo
Mogadisho –January 1, 2020Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada…
RW Kheyre iyo hoggaamiyaha Ahlusunna oo qodobo ku heshiiyey
Mogadisho –January 1, 2020Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Ra’iisul Wasaaraha…
Wasiir Sabriye oo kulan deg deg ah isugu yeeray Odayaasha Dhaqanka Galmudug
Mogadisho –January 1, 2020Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Wasiirka…