Author: Bashiir Barre
SAWIRO:-Jubbaland oo ku dhawaaqday inay xayiraadii ka qaadeen Golaha Wasiirada Somalia
uqdisho | QOL | Ogoosto 28, 2019 –Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa Maanta kulan…
SAWIRO:-Dowladda Somalia & Bangiga horumarinta Afrika oo heshiis kala saxiixday
uqdisho | QOL | Ogoosto 28, 2019 –Dowladda Soomaaliya iyo Bangiga horumarinta Afrika ayaa kala saxiixday laba…
SAWIRO:-Soomaali ka mid noqday dad ku dhintay Dooni ku degtay Xeebaha Liibiya
uqdisho | QOL | Ogoosto 28, 2019 –65 Tahriibayaal ayaa la badbaadiyey, halka 40 kalena ku geeriyoodeen…
C/Kariim Guleed oo ka hadlay xaalada Galmudug Eedeyna u jeediyay DFS
uqdisho | QOL | Ogoosto 28, 2019 –Madaxweynahihii hore ee Maamulka Galmudug Cabdi Kariim Xuseen Guuleed ayaa…
NISA oo sheegtay inay qabatay nin ka qeyb qaatay dilkii Amiin Sheekh
uqdisho | QOL | Ogoosto 28, 2019 –Hay’adda Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay in la…
SAWIRO:-RW Kheyre oo booqday Ciidamo loo diyaariyay dagaalka Al-Shabaab
uqdisho | QOL | Ogoosto 28, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre…
Muuse Biixi oo ka hadlay dad ku dhintay Roob ka da’ay Hargeysa
Muqdisho | QOL | Ogoosto 28, 2019 –Madaxweynaha Somaliland,Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayeen wasiirka arrimaha gudaha,…
Dowladda oo ka hadashay Go’aankii Ahlusunna
Muqdisho | QOL | Ogoosto 28, 2019 –Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka, Eng. Cabdi…
SAWIRO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare oo dalka dib ugu soo laabtay
Muqdisho | QOL | Ogoosto 27, 2019 –Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi…
SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo u ambabaxay dalka Itoobiya
Muqdisho | QOL | August 26, 2019 —Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu…
SAWIRO:-Guddiga KMG diyaarinta Sharciga doorashooyinka oo kulamo ka wada Muqdisho
Muqdisho | QOL | August 26, 2019 —Guddiga KMG ee soo diyaarinta Sharciga doorashooyinka Qaranka ayaa maanta…
RW Kheyre xil u Magacaabay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta
Muqdisho | QOL | August 26, 2019 —Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa Wareegto kasoo…