Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Diyaraad Rakaab Oo Ku Dhacday Webi Ku Yaalla Mareykan

Muqdisho | QOL | May 04, 2019 –Diyaaradaasi oo ay la socdeen 136 qof oo rakaab ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Kusii Jeeda Magaalada Garoowe

Muqdisho | QOL | May 04, 2019 –Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoyska Haweeneydii Uu Askari Somali-Mareykan Horey U Dilay Oo La Siinayo Magdhow Lacageed

Muqdisho | QOL | May 04, 2019 –Maamulkamagaalladda  Minneapolis ee Gobalka mInnesta dalkaasi ayaa la sheegay inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliye Cusub Oo Loo Soo Magacaabay Taliska Hawlgalka Maraykanka Ee AFRICOM

Muqdisho | QOL | May 03, 2019 – Aqalka Senedka ee dalka Maraykanka waxay dhawaan ansixiyeen magacaabista Taliyaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawirro:- Qodobo Laga Soo Saaray Shir Gudoonka Rugaha Ganacsiga Dalka Uga Socday Magaalada Garoowe

Muqdisho | QOL | May 03, 2019 Rugta Ganacsiga Qaranka, oo ah gole ay ku midaysanyihiin rugaha ganacsiga maamul goboleedyada iyo Rugta Ganacsiga Gobolka Banadir, waxaa Garowe ugu soo dhammaaday shir ay ku dhan yihiin guddoonka Rugaha Ganacsiga ee dalka. Shirkan oo soconayey bisha May 1–deeda ilaa 2–deeda, waxaa ujeeddadiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya rugaha loona horumarin lahaa ganacsiga gaarka loo leeyahay. Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha oo ay xubno ka yihiin ganacsatada Somaliyeed noocyadooda kala duwan, waxaa ka go‘an horumarinta ganacsiga dalka. Sidaa darted, arrimaha shirkan xoogga lagu saaray waxaa ka mid ah suuq geynta wax–soo–saarka dalka, iyo sidii shirkadaha Soomaaliyeed uga qayb–geli lahaayeen carwooyinka iyo bandhigyada lagu qabto suuqyada heer gobol iyo heer caalamiba. Waxaa kale oo arrimaha shirka looga hadlay ka mida ahaa sida nidaamka dowladeed ee dalka (heer federal iyo mid maamul goboleed) iyo Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha iskaga kaashan lahaayeen sidii ganacsatada Soomaaliyeed ay ula falgali lahaayeen nidaamka ganacsi ee heer caalami. Kadib wadatashi qoto dheer oo lagu falanqeeyey arrimaha kor…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO: Madaxda Jubbaland iyo Hirshabeelle oo gaaray Garowe

Muqdisho | QOL | May 03, 2019 – Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni ayaa garoonka diyaaradaha Garoowe…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray Garowe

Muqdisho | QOL | May 03, 2019 – Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Gelinkii dambe…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo ka soo horjeesatay sharciga doorashada ee Golaha Wasiirada ansixiyeen

Muqdisho | QOL | May 03, 2019 – Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay sharciga Doorashooyinka iyo kan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararka SAWIRO:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Magalada Garoowe

Muqdisho | QOL | May 03, 2019 – Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal waxaa Goordhow gaaray wafdi…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Maamulka G/Shabeellaha Hoose oo soo afjaray xiisad ka taagneyd Gobolkaas

Muqdisho | QOL | May 03, 2019 – Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ee uu hoggaamiyo Ibraahim Cali Aadan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararka Soomaaliya oo laga xusayo Maalinta Saxaafadda Aduunka

Muqdisho | QOL | May 03, 2019 – Maanta oo kale 3-da bisha May Sanadkiiba mar ayaa waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararka NISA oo sheegtay inay qabatay Xubin ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho | QOL | May 03, 2019 – War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee…