Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Shirka magalada Beijing oo maanta la soo gaba gabeynayo

Beijing, September 04, 2018 – Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa maanta lagu soo gebagabaynayaa shirkii shalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Tababarka tababarayaasha Waxbarashada Madaniga ee dib-u-eegista Dastuurka oo ku soo gabagaboobay Jowhar

Jowhar | QOL | September 04, 2018 – Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo ka faa’idaysanaysa Sanduuqa $60ka bilyan ee Shiinuhu u qoondeeyey Qaaradda Afrika

Beijing, 3da Sebtembar, 2018 – Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Beijing uga furmay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulanka Guddiga Amniga Oo Looga Hadlay Qodobbo Ay Ka Mid Yihiin Wareejinta Ciidamada Nabad Sugidda

Muqdisho, September 03, 2018 — Kulanka todobaadlaha ah ee guddi hoosaadka amniga golaha wasiirrada oo uu shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray Baydhabo iyo ujeedka oo la shaaciyey

Muqdisho | QOL | September 2, 2018 –  Magalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa gaaray Wafdi…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo iyo Abiy Ahmed oo kulmay

Muqdisho | QOL | September 2, 2018 –  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho | QOL | September 2, 2018 –   Guud ahaan xarunta degmada Howlwadaag ayaa burburtay ka dib…

Posted in WARARKA MAANTA

AKHRISO: Madaxweyne Farmaajo oo fariin loo faray

Muqdisho | QOL | September 1, 2018 –   Qaar ka mid ah dhalinyaradda Soomaaliyeed ee ku xiran…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Amray Dardar-gelinta Nidaamka Casriga Ah Ee Diiwaan Gelinta Ciidanka

Muqdisho, September 01, 2018 — Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo booqday dugsiga tababarka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ka dhacay Muqdisho

Muqdisho | QOL | September 1, 2018 –   Sidda ay Qaranimo u xaqiijiyeen dadka degaanka Gaari waxyaabaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlay tabashooyinka la xiriira tacadiyada ka dhanka ah haweenka

Muqdisho September 01, 2018–Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa la kulmay…

Posted in WARARKA MAANTA

War ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliland

Muqdisho | QOL | September 1, 2018 – Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday olole soconaya muddo seddex…