Author: Bashiir Barre
Aqalka Cad oo beeniyay eedeymaha Trump loo soo jeediyay
Muqdisho, Ogoosto 23, 2018:Afhayeen u hadashay aqalka cad ayaa diidday inay sheegto goorta uu madaxweynuhu ogaa lacago…
Madaxweyne KMG oo loo doortay DDSI
Muqdisho, Ogoosto 23, 2018:Guddiga fulinta ee shacabka Dimuqraadiyadda Dowlad deegaanka Somalida,ayaa Madaxweyne KMG ahna Madaxweyne Ku xigeenka…
Weerar Lagu Qaaday Madaxtooyada,Xilli Uu Khudbad Jeedinayey Madaxweyne Ashraf Ghani
Muqdisho, August 21, 2018–Dableey ayaa waxay hoobiyeyaal ku soo rideen xaruun diblomaasiyadeed oo ku taalla bartamaha caasimada…
RW Kheyre”Dowladdu Waxa Ay Qaban Doontaa Wax Ka Duwan Wixii Ay Soo Qabatay”
Muqdisho, August 21, 2018–Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo salaadda ciidda kadib shacabka…
Kenya oo baareysa sida uu Baasaboorkeeda ku helay Fahad Yaasiin
Muqdisho, August 21, 2018Maj. Gen RTD Gordon Kihalang oo ah Xoghayaha Socdaalka, Xuduudaha, iyo diiwaangelinta dadka ee…
Sawiro:-Shariif Xasan Oo Salaadda Ciidda Kula Tukaday Kumannaan Qof Gudaha Magalada Baydhabo
Baydhabo , August 21, 2018Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed soomaaliya Mudane Shariif Hassan Sheikh Aden ayaa Boqolal Shacabka…
RW Kheyre Oo Salaadda Ciidda Kula Tukaday Kumannaan Qof Masjidka Isbaheysiga
Muqdisho, August 21, 2018Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa saaka Salaadda Ciidda kula…
Akhriso:-Madaxweyne Waare Oo Magacaabey Garsoorayaal Maxkamadeed
Muqdisho, August 21, 2018Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dib u habeyn waxa uu ku sameeyay…
Duqa Muqdisho Oo Shaaciyey Tirada Barakacayaasha Ku Sugan Caasimadda
Muqdisho, August 21, 2018Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo…
Muslimiinta Caalamka Oo Maanta Siweyn Ugu Dabaal Degaya Maalinta Koowaad Ee Ciida Carafo
Muqdisho, August 21, 2018Maanta ayaa waxaa siweyn looga Ciidayaa Maalinta koobaad ee Ciidul Adxa,iyada oo shalay Ummadda…
Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidda Carafo
Muqdisho, Ogoosto 20, 2018 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed…