Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

RW Khayre oo Daah-furay Kulanka Wadatashiga Siyaasadda Loo Dhanyahay

Muqdisho , July 04, 2018 Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa daah-furay kulanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo amar ka soo saaray xoolaha magaalada dhex jooga

Muqdisho , July 04, 2018 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow)…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska Ciidamada Booliiska Oo tababar u furay Saraakiil iyo Askar ka tirsan Ciidanka ilaalada nabad gelyada wadooyinka

Muqdisho , July 04, 2018 Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Hay’adaha ku shaqada leh Siyaasadda dalka oo shir ku leh Muqdisho

Muqdisho , July 04, 2018 -Hay’adaha ku shaqada leh Tubta Siyaasadda loo dhanyahay iyo Guddiga Farsamo ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaaf Iyo Wafdi Ka socda Qadar oo gaaray Magaalada Hobyo

Muqdisho , July 04, 2018 Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa duhurnimadii…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Gobolka Banaadir Oo daah furay Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Caasimadda Ee Shanta Sano

Muqdisho , July 04, 2018 Maamulka Gobolka Banaadir ayaa daah furay shir soconaya muddo shan casho ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Shabaab oo sheegtay Itoobiya inay ka difaacayaan Dakadda Hobyo

Muqdisho , July 04, 2018 Ururka Al Shabaab ayaa sheegtay in dakadda Magaalada Hobyo ay ka difaacayaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo dalacsiiyay Saraakiil badbaadiyay Dukumintiyo kadib burburkii dowladii dhexe

Muqdisho , July 04, 2018 —Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa dalacsiiyay Saraakiil ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Daawo Sawirada :-Shir Muhiim ah Oo Ay Soo qaban Qaabisay Wasaarad Amniga Oo Muqdisho Ka Dhacay

Muqdisho , July 03, 2018 Shirkan oo saacada badan qaatay ayay wasiiradda Amniga ee dowlad goboleedyada iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawiro:-Kheyre Oo kormeer Shaqo ku tagay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho , July 03, 2018 Ra’iisul wasaraaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta kormeer…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS iyo Bangiga Adduunka Oo Ka Wada hadlay Barnaamijka Cusub Ee Kaararka Aqoonsiga

Muqdisho , July 03, 2018 —Madaxa istaraatiijiyadda Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna u qeybsanaha Barnaamijka Kaarar…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaashandhiga Oo Lakulmay Saraakiil ka Socota Mareykanka, Midowga Yurub iyo Turkiga

Muqdisho , July 03, 2018 —Wasiirka wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa…