Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Militariga Sudan oo sheegay inay iska caabiyeen ciidamada Itoobiya

Muqdisho |  September 26, 2021–Militariga Sudan ayaa maanta sheegay inay iska caabiyeen isku day ay ciidamada Ethiopia…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Israa’iil oo weerar ku dilay Dad Shacab ah

Muqdisho |  September 26, 2021–Ugu yaraan afar Falastiiniyiin ah ayay ciidanka Israa’iil ay ku dileen aagga Jenin…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir laga yeeshay falalka Amni darro ee ku kordhay Magaalada Marka

Muqdisho |  September 26, 2021–Magalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa Maanta kulan ku yeeshay mas’uuliyiinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo Amar dul-dhigay Guddoomiyeyaasha degmooyinka

Muqdisho |  September 26, 2021–Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)…

Posted in WARARKA MAANTA

Deni oo Garoowe kula kulmay Guddiga xaqiijinta Qoondada Haweenka

Muqdisho |  September 26, 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kuqaabilay Xafiiskiisa Magaalada Garoowe  guddiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho & Booliska oo ka hadlay

Muqdisho |  September 24, 2021–Qarax is-miidaamin oo uu geystay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa goordhaw…

Posted in WARARKA MAANTA

Xafiiska Farmaajo oo ka hadlay fashilka wadahadallada

Muqdisho |  September 24, 2021–Xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa beeniyay inay fashilmeen wadahadalladii u dhexeeyay madaxweyne Farmaajo iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jabuuti oo warbixin ka siiyay Qaramada Midoobay xaaladaha Soomaaliya & Itoobiya

Muqdisho |  September 24, 2021–Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa xalay khudbad horay loo duubay ka jeediyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Falcelin ka dhalatay fashilka ku yimid dhex-dhexaadintii Farmaajo & Rooble

Muqdisho |  September 24, 2021–Tan iyo markii ay soo baxday inay fashilmeen kulamada lagu dhex-dhexaadinayay Madaxweynaha .uddo…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Muqdisho |  September 24, 2021–Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo kamid ah Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaalida Canada oo billaabay Dadaallo looga hortagayo falalka Islaam naceybka

Muqdisho |  September 24, 2021–Muslimiinta gobolka Alberta ee dalka Canada oo ay Soomaalidu qeyb ka yihiin ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir ka tirsan Galmudug oo sheegay inay fashilantay waan-waantii Farmaajo & Rooble

Muqdisho |  September 24, 2021–Wasiiru dowlaha madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug Cumar Shido ayaa xaqiijiyay inay fashilantay waan-waantii…