Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiye Yariisoow Oo Daah-furay Kulanka Wadatashiyada Dadweynaha Ee Geeddi Socodka Doorashooyinka

Muqdisho | QOL | 17 February, 2018 —Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow)…

Posted in WARARKA MAANTA

Daawo Sawirada:-Shariif Xasan Oo Soo Gaaray Muqdisho

Muqdisho | QOL | 17 February, 2018 —Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa maanta lagu soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Four Questions About the Ethiopian PM’s resignation.

Addis Ababa, Ethiopia |   | QOL | 17 February, 2018 —  Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn resigned unexpectedly…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Horre Loogu Dilay Mombasa Oo Maanta Xaaskiisa 10 Sano Lagu Xukumay

Muqdisho | QOL | 17 February, 2018 —Maxkamad ku taalla Magaalada Mombasa ee Dalka Kenya ayaa toban Sano oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaar Ka Mid Ah Dhalinyaro Ka Soo Badbaaday Magafayaasha Libya Oo Muqdisho Goordhow Soo Gaaray

Muqdisho | QOL | 17 February, 2018 —Qaar kamid ah Tahriibayaashii Soomaaliyeed ee ku dhibanaa gudaha Wadanka Liibiya ayaa …

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Maraykanaka Oo Digniino Siisay Muwaadiniinteed Ku nool Dalka Ethiopia

Muqdisho | QOL | 17 February, 2018 —War ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa digniin kasoo saartay xaalada ammaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhagayso:-Gudiga Doorashooyinka Oo Maanta Shir Ka Furaya M/Muqdisho

Muqdisho | QOL | 17 February, 2018 —Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furmayo shir looga hadlayo Arimaha doorashooyinka Sanada…

Posted in WARARKA MAANTA

Jarmalka Oo Gacanta ku Dhigtay Muwaadin Soomaali ah Oo Lala xiriirinayo Al-shabaab.

Muqdisho | QOL | 17 February, 2018 — Saraakiisha dalka Germany ayaa gacanta ku dhigay muwaadin Soomaaliyeed oo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaban qaabada kursi ka banaan Golaha Shacabka oo ka socoto Kismaayo

Muqdisho |  QOL |    February 13    2018 –Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaar ah maamulka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda Somaliya oo daah furtay wajiga 1aad ee tirakoobka shaqaalaha Dowladda

Muqdisho |  QOL |    February 13    2018 –Munaasabadan Aqoon isweydaarsiga ayaa waxaa shalay daah furay…

Posted in WARARKA MAANTA

Lacagta ay shabaab ka helaan Gurmadka Q.M. ay Soomaaliya siiso oo la soo bandhigay

Muqdisho |  QOL |    February 13    2018 –shabaab ayaa lasheegay in Malaayiin Dolar ay kasameeyaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda ICJ oo Somali weydiisatay in ay ka jawaabto dacwad ay Kenya geysay.

Muqdisho |  QOL |    February 13    2018 –Adduunka ee ICJ ayaa Soomaaliya ka dalbatay in…