Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Waddamada Qadar go’doomiyay oo soo saaray liis argagixiso

Muqdisho | QOL |  23 November, 2017 —Waddamada Afarta ah ee go’doomiyay Dowladda Qadar ayaa sheegay in ay liiskii…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawiro:–Guddoomiy Taabit oo la kulmay Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya

Muqdisho | QOL |  23 November, 2017 —Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamul Goboleedyada oo Aqalka sare ka dalbaday iney diidaan ansixinta Sharciyada soo maray Golaha Shacabka.

Muqdisho | QOL |  23 November, 2017 —Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ahna Madaxweynaha Maamulka Puntland, ayaa soo saaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Islow ”Ujeedka Xeerka la dagaalanka Argagixisada waa sidii dalka looga ciribtiri lahaa Shabaab”

Muqdisho | QOL |  23 November, 2017 —Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow ayaa muhiimadda uu leeyahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Imaaraadka Oo Sheegay In Saldhigga Militari ee Berbera Ladhameynayo Juun

Muqdisho | QOL |  23 November, 2017 —Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in uu billowday dhismaha Saldhigga Milatari ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Oo Muqdisho Soo Gaaray

Muqdisho | QOL |  23 November, 2017 —Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Jabuuti iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa barkhanimadii maanta soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Gaari Waxyaabaha Qarxa Laga Soobuuxiyey Oo Goordhow Qarxay

Mogadishu | QOL | 21 November 2017 –KUgu yaraan 20 qof ayaa dhimatay, halka ay ku dhaawacmeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxda Ahlu Sunna oo Nairobi ku Kulmay.

Mogadishu | QOL | 21 November 2017 –Kulankaan oo ka dhacay Magaalada Magaalada Nairobe waxa uu dhex…

Posted in WARARKA MAANTA

Dibad bax Rabshado Watay oo Ka Dhacay Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer.

Mogadishu | QOL | 21 November 2017 Wararka ka imaanaya Magaalada Burcdo ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa Katqaan Taariikhada Muuse Biixi ?

Mogadishu | QOL | 21 November 2017 – Muse Biixi Cabdi, Madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda iskeed…

Posted in WARARKA MAANTA

Deg Deg:- Madaxweyne Mugabe oo Is casilay.

Mogadishu | QOL | 21 November 2017 – Madaxweynihii Zimbabwe Robert Mugabe ayaa Goordhaw ku dhawaaqay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Natiijada Doorashadii Maamulka Somaliland oo lagu dhawaaqay

Mogadishu | QOL | 21 November 2017 –Guddiga Doorashada Somaliland ayaa galabta ku dhawaaqay Natiijada Doorashadii Todobo…