Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Madaxweyne Haadi Oo Sheegay In Soomaalida Wadaankaasi Ay Ula Dhaqmidoonaan Sida Muwaadiniintoodoo kale

Muqdisho | QOL | 13 October 2017 – Madaxweynaha Yemen Cabdi Rabu Mansuur Haadi oo ka hadlaye Xaaladda dadka…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

52 Somali ah Oo Dad Tahriibinayay axaabay Oo La Xiray

Muqdisho | QOL | 13 October 2017 – Booliska gobolka Rhodes ee waqooyiga dalka Giriiga ayaa xiray laba muwaadiniin…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Shabaab Oo Ciidanka Kenya Kala wareegay Saanad Ciidan

Muqdisho | QOL | 13 October 2017 – Xoogaga Ururka Al Shabaab, ayaa xalay la wareegay gaari xamuul ahaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda Maamul Goboleedyada oo la wareegay awooddii Aqalka Sare

Muqdisho  | QOL |  12 Oktoobar, 2017 – Madaxda shanta Maamul goboleed oo maalintii shalay shir ugu soo gaba…

Posted in WARARKA MAANTA

Xasan Sheekh oo ka hadalay xuska Malinta Calankeena Soomaaliyeed ee 12 Oktoobar

Muqdisho  | QOL |  12 Oktoobar, 2017 – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Hambalyo ku aadan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Amaanka oo gacanta ku soodhigay gaari laga dhacay nin lagu dilay duleedka Magalada Muqdisho

Muqdisho  | QOL |  12 Oktoobar, 2017 – Ciidamada ammaanka, gaar ahaan kuwa Xasilinta Caasimadda ayaa xalay howl gal…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo 34 sano kadib soo ceshatay xuquuqda codeynta ee urur caalami ah

Muqdisho  | QOL |  12 Oktoobar, 2017 – Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooloojiyada ayaa ka qeybgalaya shir-weynaha Ururka Isgaarsiinta…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DPWorld Oo Maanta La Wareegeysa Dekadda Boosaaso

Muqdisho  | QOL |  12 Oktoobar, 2017 – Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari waxaa ka socda munaasibad Dekadda…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Ciyaaryahankii Hore ee Liberia Oo Ku Guuleystay Madaxtinimada Dalkaas

Muqdisho  | QOL |  12 Oktoobar, 2017 – George Weah Ciyaaryankii hore ee Kooxaha Chelsea,Man City iyo AC Milan…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Midowga Afrika Oo Lacag Ugu Deeqay Soomaaliya

Muqdisho  | QOL |  12 Oktoobar, 2017 – Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Musa Faki Maxamed ayaa markii la doortay…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Iraan Oo Sheegtay In Kalluumeysatadeeda Sharci Darro Doogu Dilay Somaliya

Muqdisho  | QOL |  12  Oktoobar, 2017 –Dowladda Iraan ayaa ka hadashay dil dhawaan Ciidamada ilaalada xeebaha Maamulka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan Ka Dhan ah Shariif Xasan Sheekh Aadan Oo Muqdisho Ka Dhacay

Muqdisho | QOL | October 11, 2017  – Xildhibaanada Maamulka KGS ayaa manta shir ay kuqabteen,Magaalada Muqdisho…